Mulki Media Pro

Mulki Media Pro Creative Video And Photo Gelinta Dumarka
Hooyo Kaalay Ila Lugee

14/06/2026

: Hab-maamuus meeqaamkiisu sareeyo ayaa Israa||L ku qaabishay Madaxweyne Cirro.

 : Hab-maamuus meeqaamkiisu sareeyo ayaa Israa||L ku qaabishay Madaxweyne Cirro.
14/06/2026

: Hab-maamuus meeqaamkiisu sareeyo ayaa Israa||L ku qaabishay Madaxweyne Cirro.

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh ayaa yidhi "Ictiraafka ay ISLR siisay Somaliland maaha ictiraaf jira, waa ictiraaf...
13/06/2026

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh ayaa yidhi "Ictiraafka ay ISLR siisay Somaliland maaha ictiraaf jira, waa ictiraaf aad iyo aad u khaldan, Somaliland dhowr iyo sodon sano ictiraaf ma helin, hadana ma helayso, kana ictiraaf maaha ee waa dabin nimanka (YH-da) dhigteen oo in loogu dhaco ay rabaan.."

“Xasan Sheekh waxaan leeyahay Gabbalku yaanu kaaga dhicin dagaalja aad kusoo baaqayso..” Wasiir Batuun
13/06/2026

“Xasan Sheekh waxaan leeyahay Gabbalku yaanu kaaga dhicin dagaalja aad kusoo baaqayso..” Wasiir Batuun

12/06/2026

Waxan U Taganahay Golaha Wakiladdan EE Gobalka Awdal Gar,AHaan Xebaha !

waxan Rajaynaya Inan Midayn Doono Bulshada Deganadaas Wax Badan Aan U Qaban Doona!

Hamda Mulki

11/06/2026

Wayn Ganacsade Waxan Idiin Hayna Farsad Dahabi ah Oo Aad Ku Kobcin karto Meheradada Ganacsi Iyo 10 Oo Bilaash ah" Yaan Laha Soo Horayn!

10/06/2026

Cumar oo laga Soo celiyey dalka Maraykanka sababo la xidhiidha baasaboorka Soomaaliya ee uu watay.

Waa maxay sababta rasmiga ah ee loo soo celiyey?

10/06/2026

malinkasta Waxan La Socon Doontaan Wararkii U Danbayn Calanka Mulki Media Pro

Address

Biibsiga, Agagaarka Xarunta UNDP Da, Kasoo Horjeedka Miiska Saraakiisha, Dhismaha Harhub
Hargeisa
AA999

Telephone

+252634164721

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mulki Media Pro posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mulki Media Pro:

Share