Õsman Āpdiladiif Õsman

Õsman Āpdiladiif Õsman Stu Dent

ALXAMDULILAH 🤍🤍
29/09/2025

ALXAMDULILAH 🤍🤍

11/09/2025
Sabootin iyo Soo dhaweyn laba masuul Agaasimihii h**e waaxda Dhulka D.H.H ENG.mohamed yuusuf iyo Agaasimaha cusub ee waa...
29/09/2024

Sabootin iyo Soo dhaweyn laba masuul Agaasimihii h**e waaxda Dhulka D.H.H ENG.mohamed yuusuf iyo Agaasimaha cusub ee waaxda ENG.Axmed Jaamac iyo xil wareejintii Saaka.

🩶🤍
19/08/2024

🩶🤍

⚪️⚫️
22/12/2023

⚪️⚫️

waa nashqadii ugu h**eysey ee aan sameeyey, markii aan jamacada ka baxay, waa desing ka kooban 14x14m waxaana ka dhisan ...
13/10/2023

waa nashqadii ugu h**eysey ee aan sameeyey, markii aan jamacada ka baxay, waa desing ka kooban 14x14m waxaana ka dhisan laba guri, mid kaste waxa uu ku dhisanyahey cabir dhan 7x14m waxa uu ka kooban yahey 3 qol iyo 2 suuli iyo kitchen iyo deyr. waxaana fulisey mashruucan shirkada Albader construction company.

This is the first design I made. When I left the university, it was a design of 14x14m and two houses were built. Each one is built to a size of 7x14m. It contains 3 rooms, 2 bathrooms, a kitchen and a front yard. This project was implemented by Albader Construction Company.

HAMBALYO, HAMBALYO, HAMBALYO ‎بارك الله لك، وبارك عليك، وجمع بينكما في خيرHambalyo iyo bogaadin meher wacan milgo iyo ma...
05/05/2023

HAMBALYO, HAMBALYO, HAMBALYO

‎بارك الله لك، وبارك عليك، وجمع بينكما في خير

Hambalyo iyo bogaadin meher wacan milgo iyo maamusna ku dhaahanthay u dirayaa wllky
Dr.Mohamed Abdi Latif Osman iyo dumo
Dr.Salma suleiman Abdi

Kalgacayl Ku dadabgala ,Caashaqa Ku doogsada ,Muxibada Ku Diirsada ,Darma Qudh Ku Wada Lada ,Danta Meel U Wada Jira ,Duco waalid Hagar li,i ,Ku Dakeeya – Raaxada ,Isna Daadeheeyoo ,Noqda Uliyo Diirkeed ,Gurigiina Laga Daah ,Duro Iyo Waswaaskoo ,Dire dire ka Nabad gala ,Kuwa Dumiye Reeraha , Isku doonis baad tiin ,Isku diirad kaliyee ,Ubad doora kala hela ,Ubad diinle kala hela

Dar Ilaah Mataanahan ,Kala Doonay Aayaha ,Dar ilaah Mataanahan ,Wada Doojay Caashaaqa ,Dar ilaah Mataanahan ,Isku Doortay Noloshee ,Iska Doortay Noolaha ,Darajee Allahayoow....

GUURKIINU GUUR KHAYR, GURIGIINU, GURI NEGI
GUULE HAKA YEELO, AAMIIN, AAMIIN, AAMIIIN

somaLiiiiii ⚡️
20/09/2021

somaLiiiiii ⚡️

Address

Hargeisa
00252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Õsman Āpdiladiif Õsman posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Õsman Āpdiladiif Õsman:

Share

Category