CMJ Photography

Call Directions Website Contact the business

CMJ Photography Welcome Kusoo Dhawoow Sawir qaade CMJ Photography

Drone operator Canon Eos Operator photos portrait and landscape

23/10/2026

Kulankii galabta kooxaha Ciidamada Goodir 2:1 Gaashan

Hargeisa Staduim Kulankii adkaa Ee Goodir iyo gaashaan 2:1
23/10/2026

Hargeisa Staduim Kulankii adkaa Ee Goodir iyo gaashaan
2:1

21/10/2026

Hotel Safaari Boorame iyo Subax H**e
Drone Dji Footage CMJ Photography

17/10/2026

Muuqaalka Qaabkii ay u dhacday Xuska Maalinta Cuntada Adduunka

13/10/2026

Fariinta
Wasiirka Horumarinta Beeraha JSL ๐“œ๐“พ๐“ญ๐“ช๐“ท๐“ฎ ๐“๐“ช๐“ญ๐“ช๐“ท ๐“–๐“ฎ๐“ฎ๐“ญ๐“ฒ ๐“ ๐“ช๐”‚๐“ช๐“ช๐“ญ oo bulshada ku martiqaadaya xuska Maalinta Cuntada Adduunka ee lagu qabanayo magaalada Boorama.

07/10/2026

๐’๐š๐š๐๐š๐š๐ฌ๐ก๐š ๐‚๐ข๐ฆ๐ข๐ฅ๐š๐๐š ๐„๐ž ๐“๐จ๐๐๐จ๐›๐š๐š๐๐ฅ๐š๐ก๐š ๐„๐ž Wasaaradda Beeraha JSL.

04/10/2026

DEGDEG: โ€œXirsiyow Waxa Aad Samaynaysaa Waa Bahdil Cad oo Badheedh ah Hadii Aadan Ka Noqon Ogow Waxa Dhici Doona.." Mujaahid Cabdillaahi Darawal Oo si kulul ugula hadalay Gudoomiyaha Xisibiga wadani

26/09/2026

Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Maalgashiga & Warshadaha Jsl Mudane Siciid Maxamed Buraale oo ku sugan gobolka Sanaag Wasiirka ayaa kulamo la qaadanaya qaybaha kala duwan ee bulshada iyo masuuliyiinta deegaanka, isaga oo ku boorinaya bulshada in la ilaaliyo nabadda, wada-jirka iyo iskaashiga jamhuuriyadda Somaliland

Picture drone Dji mini 5 pro
20/09/2026

Picture drone Dji mini 5 pro

Address

Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when CMJ Photography posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to CMJ Photography:

Shortcuts

Share

Category