upthi_kani_honest_official

upthi_kani_honest_official HA SALUUGIN WAAYAHA QALIN BAA SAXEEXE

Aadanuhu muraayad bay ikhtiraaceen si ay u arkaan waxa ka muuqda wejigooda, laakiin markay muraayadu runta muujisay waxa...
09/11/2025

Aadanuhu muraayad bay ikhtiraaceen si ay u arkaan waxa ka muuqda wejigooda, laakiin markay muraayadu runta muujisay waxay bilaabeen inay isticmaalaan filters, sababtoo ah muraayadu aad bay u run badneed

Aqbal midabka Alle kugu Abuuray, ha badalin abuurka Alle.

09/09/2024

Boqorka geeska boqor buurmasoow

16/04/2023

War dag dag ah

15/04/2023

CAAWA WAA LAYLATUL QADRIGII YAAN LA SEEXAN ISAQOOW DAROOD WAXBA NAGAMA GALINE😊🙃🤔

Call it the Case of the Missing KidneyU wac xariif maryihii ciida soo iibsaday🤣🤣
20/04/2022

Call it the Case of the Missing Kidney

U wac xariif maryihii ciida soo iibsaday🤣🤣

Wariyaal qaab online ah loo xidhay. Wariyaal badan oo arsaqadu meel xun ka gashay baa jira.Haday kala fiirsan waydo waxa...
19/04/2022

Wariyaal qaab online ah loo xidhay. Wariyaal badan oo arsaqadu meel xun ka gashay baa jira.

Haday kala fiirsan waydo waxa la soo saaraya liin qaab online laysku siinayo.

Mid ka mida sawirkii ugu quruxda badnaa ee aaan arko  nin dhoof ku yikid Bay geeridu dhibaysaa🤣🤣🤣
19/04/2022

Mid ka mida sawirkii ugu quruxda badnaa ee aaan arko nin dhoof ku yikid Bay geeridu dhibaysaa🤣🤣🤣

Saxafda somaliland maha mid tayo iyo tusalaba dhisan waxay u bahana tahay in wax badan wax laga qabto.Waxaad la soo orda...
19/04/2022

Saxafda somaliland maha mid tayo iyo tusalaba dhisan waxay u bahana tahay in wax badan wax laga qabto.
Waxaad la soo ordaysaan kaamarad bilaa dhaqan ah oo kii sitayna aan ahayn cilmigeed leh.

Aduunka goobaha loo dalxiiso waxa jira meelo mabnuuc ka ah in la taswiiro.
Hadaba saxafdi waxa kaa mamnuuca goobo kasta oo ah xarumo ciidan ciidankuna maha cid aad siyaasad isku haysaan balse waa xogtii qaranka meeshad la doonteen kamarada. Ma og tahay in aragagaxiso wadadnka ku cadaw ahi ku jiraan.

Ilaa hada sadex nin baan ku kalsoonay wararkooda iyo
wana sedaxda ugu macaquulsan mana dad soo gudbiya warar aan macaques ahayn.

Saxafada somaliland abaalkeda ha la marsiiyo.

UWCAC WAAD GARANAYSAA XARIIFKAXLEH DHARKAN CIIDA🤣🤣🤣👌👇
19/04/2022

UWCAC WAAD GARANAYSAA XARIIFKAXLEH DHARKAN CIIDA🤣🤣🤣👌👇

HA SALUUGIN WAAYAHA QALIN BAA SAXEEXE
18/04/2022

HA SALUUGIN WAAYAHA QALIN BAA SAXEEXE

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when upthi_kani_honest_official posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share