Mohamoud Yool

Mohamoud Yool pagekan waxan ugu talagalay dadka jecel sawirada in aanu kawada socono.

 : Xildhibaanada Golaha degaanka caynaba oo wali Hargeysa ku sugan.
19/08/2026

: Xildhibaanada Golaha degaanka caynaba oo wali Hargeysa ku sugan.

19/08/2026

Xildhibaanada Golaha degaanka caynaba oo wali kusugan magaalada Hargeysa.

SAWIRO: Aqlabiyadda Golaha Deegaanka degmada Caynaba ee gobolka Saraar, oo ku sugan magaalada Hargeysa.
16/08/2026

SAWIRO: Aqlabiyadda Golaha Deegaanka degmada Caynaba ee gobolka Saraar, oo ku sugan magaalada Hargeysa.

16/08/2026

:

Aqlabiyadda Golaha Deegaanka degmada Caynaba ee gobolka Saraar, oo imika shir uga socdo magaalada Hargeysa.

15/08/2026
15/08/2026

:
Aqlabiyadda Golaha Deegaanka degmada Caynaba ee gobolka Saraar ayaa la kulmay wasiirka wasaarada dowladaha hoose, Xasan Macalin.

  Xarunta Dhaqanka ee Hargeysa.Mohamoud Yool🎥
06/08/2026

Xarunta Dhaqanka ee Hargeysa.

Mohamoud Yool🎥

  Xidhitaanka Book fair 2026 iyo Fanaaniita Dayax Band🤚Xarunta Dhaqanka ee HargeysaMohamoud Yool🎥
02/08/2026

Xidhitaanka Book fair 2026 iyo Fanaaniita Dayax Band🤚

Xarunta Dhaqanka ee Hargeysa
Mohamoud Yool🎥

31/07/2026

wanaagsan.

Farxad wayn ayeey iitahay in Xarunta Dhaqanka ee Hargeysa ii xulatay sawirqaadaha Todabaadka Bandhiga Book fair ka inaan kala shaqeeyo.

Waxan u mahad Celinaya dhamaan asxaabti aanu shaqo-wadaaga ahayn mudadi bandhigu socday.

Mohamoud Yool🎥🤚

29/07/2026

Aarka Guuxa😂🤚

Address

Hargeisa
Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohamoud Yool posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category