M star Media

M star Media M. Star Media {Hooyga qurxinta swirada dubida muqaalada Mehreda/Aroosyda, Shirarka iyo Munasabdaha kale} TELL: 907 808 091

alla haw naxariisto Adeer cabdilaahi afyare maxed boosjanadii  fardowsana hoygiisa haka yeelo qabriga alla haw nuuro sua...
23/08/2026

alla haw naxariisto Adeer cabdilaahi afyare maxed boos
janadii fardowsana hoygiisa haka yeelo qabriga alla haw nuuro suashana alla haw fududeeyo
aamin aamiin aamiin🤲🤲🤲

22/08/2026

Halkani waa kastamka puntland ee magalada Hadaaftimo waxa ka soo xeerota bishii kumanan dolar 1doolar kuma laha Hadaaftimo

13/08/2026

MUUQAAL QIIMO BADAN DHQANKA SOOMALIDA ll AROOS XEEDHADA GABADHA LAGU SO DHIBADIYO
Badhan to bhadaaftimo
Hampalyo Wacan
Mohamud iyo marwadiisa
Nimco
بَارَكَ اللهَ لَكُمَا وَبَارَكَ عَلَيْكُمَا وَجَمَعَ بَيْنَكُمَا فِي خَيْر

12/08/2026

Hadal jedintii afka aqoonyahanka Maayir M Ibnu Guleid
QADO SHARAF | MAAMUUS IYO MAHADNAQ
Maanta oo ah 12-ka Agoosto 2026, Gudida Magaalada Hadaaftimo waxay Laasqoray Hotel qado sharaf ugu sameeyeen hawlwadeenada, injineerada iyo dhammaan shaqaalaha ka shaqeeya dhismaha iyo dayactirka waddada Ceeldaahir–Ceergaabo.
Munaasabadda ayaa ahayd mid lagu muujinayay mahadnaq, dhiirrigelin iyo qadarin loo hayo dadaalka ay ugu jiraan horumarka bulshada iyo deegaanka.
Waddo wanaagsan waa horumar, isku-xirnaan iyo mustaqbal wanaagsan. 🤝 See less See less

12/08/2026

War murtiyeed Gudoomiyaha dhalinyarada magalada Hadaftimo Abdirahman Ibrahim QADO SHARAF | MAAMUUS IYO MAHADNAQ

Maanta oo ah 12-ka Agoosto 2026, Gudida Magaalada Hadaaftimo waxay Laasqoray Hotel qado sharaf ugu sameeyeen hawlwadeenada, injineerada iyo dhammaan shaqaalaha ka shaqeeya dhismaha iyo dayactirka waddada Ceeldaahir–Ceergaabo.
Munaasabadda ayaa ahayd mid lagu muujinayay mahadnaq, dhiirrigelin iyo qadarin loo hayo dadaalka ay ugu jiraan horumarka bulshada iyo deegaanka.
Waddo wanaagsan waa horumar, isku-xirnaan iyo mustaqbal wanaagsan. 🤝 See less

12/08/2026

QADO SHARAF | MAAMUUS IYO MAHADNAQ
hadal jedintii afka odayasha cabdi yare

hadal jedintii Garaad kulan

Waddo wanaagsan waa horumar, isku-xirnaan iyo mustaqbal wanaagsan. 🤝

  ll  QADO SHARAF | MAAMUUS IYO MAHADNAQMaanta oo ay taariikhdu tahay 12-ka Agoosto 2026, Gudida Magaalada Hadaaftimo wa...
12/08/2026

ll QADO SHARAF | MAAMUUS IYO MAHADNAQ

Maanta oo ay taariikhdu tahay 12-ka Agoosto 2026, Gudida Magaalada Hadaaftimo waxay Qado Sharaf ugu sameeyeen Laasqoray Hotel hawlwadeenada ka shaqeeya dhismaha iyo dayactirka waddada Ceeldaahir–Ceergaabo.

Munaasabaddan ayaa ahayd mid lagu muujinayay mahadnaq, dhiirrigelin iyo qadarin loo hayo shaqada culus ee ay hawlwadeenadu u hayaan bulshada iyo horumarka deegaanka.

Waxaan si gaar ah ugu mahadcelinaynaa dhammaan hawlwadeenada, injineerada iyo cid kasta oo ka qayb qaadanaysa hirgelinta waddadan muhiimka ah.

Waddo wanaagsan waa horumar, isku-xirnaan iyo mustaqbal wanaagsan.
🤝 Wada shaqayn, wadajir iyo horumar.

📍 Goobta: Laasqoray Hotel, Hadaaftimo
📅 Taariikh: 12 Agoosto 2026

12/08/2026

Kani lamigii ma yahay reer sanaag

  habenka xeerada arooska maxamuud iyo marwo nimco
12/08/2026

habenka xeerada arooska maxamuud iyo marwo nimco

Address

Hadaaftimo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when M star Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share