Zabiriin waraabe'cade

Zabiriin waraabe'cade Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Zabiriin waraabe'cade, Photographer, Garoowe.

Permanently closed.
08/10/2024
Garoowe, Nugaal, Somalia
02/05/2024

Garoowe, Nugaal, Somalia

29/03/2024
14/01/2023

Xasuusihii h**e waa dilaaga biloogeena nolol cusub. Markasta oo aan dib u jaleecno maalmihi muruguda, waxaan dareemeynaa ciil iyo xanuun qalbi. Taas oo inagu sababta ineynu la ooyno, ooyin aysan fahmeyn dhamaan noolaha innagu hareereysan. Mana garanayo xasuus ka qadhaadh badan tan ay xasuusato, hooyadda laga xabaalay uur ku jifkeedi dunidan imaaday kadibna loo galbiyey qabriga. Waa culeys 9 bilood, hiloow hooyanimo, dhalasho farxad kadibna isku badalay saqiir akhiro. Qadarku farxad iyo naxdin buu la daris layahay dunidan. Waalidkeen naxariis waarta.🖤

Address

Garoowe

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Zabiriin waraabe'cade posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category