GEDI wawayne Media

GEDI wawayne Media mahad nuur axmad gedi

06/07/2026

Laala Haddii ey dhacdo in marinbiyoodka Bada Cas iyo Babul Mandab uu xirmo wadamada gobolka ee si aad ah ku dhowaad 100% 100 ugu tiirsan marinbiyoodkaan waxaa kamid ah Eritareeya Suudan Jabuuti iyo Itoobiya arinkaas fursada ugu dhow ee u furnaan karta daĺalkaas waxay noqoneysaa inay adeegsadaan dekadaha ku yaala Badweeynta Hindiya

Tusaale Itoobiya oo ah dalka labaad ee ugu dadka badan Afrika isla markaana aan lahayn bad marka juqraafi ahaan loo eego marinada Badweynta Hindiya ee Soomaaliya dekada ugu dhow magaalada Addis Ababa waa Dekeda Hobyo iyo Garacad iyadoo lagu qiyaaso masaafada u dhexeysa qiyaastii 1,050 km

Sidaas darteed dadka Soomaaliyeed gaar ahaan bulshada reer Galmudug iyo Puntland waxaa saaran masuuliyad weyn inay ka faa'iideystaan fursadaha istiraatiijiyadeed ee Alle ku mannaystay dhulkooda kana shaqeeyaan horumarinta kaabeyaasha dhaqaale ee mustaqbalka muhiimka u noqon kara dalka iyo gobolka oo dhan ugu falgalka badan

17/06/2026

Address

Mahadyare 360
Gaalkacyo

Telephone

+252907227510

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when GEDI wawayne Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to GEDI wawayne Media:

Shortcuts

Share