ALI OLOL

ALI OLOL Waad mahadsn tahay inaad Nasoobooqato

19/09/2022

Muuqaalka Meydadka Shabaabkii lagu Dilay Degaanka Abooreey oo 25 Km u jira degmada Buulo burde ee Gobolka Hiiraan, halkaasi oo Argagixisada lagu gaarsiiyey Jab Culus.

16/09/2022

Nolosha Ayaa Cidhiidhi Ku Noqotay, Kadib Waxay Gashay Masjidka, Waxayna Ogaatay In Alle Mooye Adame Kale Ka Saari Karin 😥

16/09/2022

Waayihii Askariga uu ahaa ayuu soo xasustay !

Aniga cudurka waxaa ii qarisay gabar aan guursadey balse sheegistii ayaan dhib kala kulmay” – Taliye Soomaali ah oo tako...
15/09/2022

Aniga cudurka waxaa ii qarisay gabar aan guursadey balse sheegistii ayaan dhib kala kulmay” – Taliye Soomaali ah oo takoor haysto
Kampala) 15 Sebt 2022 – Kabtan Bashiir Cismaan Cawad oo ka mid ah madaxda Ciidanka Booliska Puntland, lana nool xanuunkan HIV AIDS, ayaa ka sheekeeyey dhibaato iyo takoor uu kala kulmay Soomaalida ku dhaqan magaalada Kampala, Uganda.

Bashiir oo sheegay inay cudurkan u qarisay gabar uu soo guursadey oo xitaa aaminsan in “cudurka ay u roon tahay in lala seexdo dad aan qabin”, ayaa sheegay in laga takooro goobaha caamka ah.

Wuxuu sheegay in iskuul uu iska qoray loo diiddan yahay sidoo kalena looga kala yaacay makhaayad uu saarnaa.

Kabtanka oo la dallacsiiyey bishii Diseembar 2019-kii kaddib markii uu shaaciyey inuu xanuunkan dawo la’aanta ah la nool yahay ayaa quus ka muujiyey aragtida khaldan ee Soomaalida ee ku wajahan cudurkan, taasoo keenaysa inay dad badani qarsadaan cudurka.





©Kaynan Yuusuf

13/09/2022

Reer waajid waa another level Challenger adag 🤣🤣🤣🤣

19/08/2022

Hal Su'aal Isoo Weeydii

19/08/2022

AASKA HADRAAWI ILAAHAY HA U NAXARIISTO MASUULKA

15/03/2022

hello tijaabo

Address

Gaalkacyo

Opening Hours

09:00 - 17:00

Telephone

+252907605048

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when ALI OLOL posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category