LG MEDIA Production

LG MEDIA Production photographer

02/02/2025
30/12/2024

30/12/2024

Hambalyo Aroos

Mohamed & laki

Wedding   Mohamed & laki
28/12/2024

Wedding

Mohamed & laki

Jiidali- Sanaag 👇Xaflad balaadhan oo lagu maamuusay   Arday quraanka iyo wax akhriska ka baratay Mac-hadka Sh Cabdiraxma...
10/11/2024

Jiidali- Sanaag 👇

Xaflad balaadhan oo lagu maamuusay Arday quraanka iyo wax akhriska ka baratay Mac-hadka Sh Cabdiraxmaan Bootaan ee degmada jiidali maamulka macalimiinta iyo waxgaradka ayaa ka qayb galay .

Hambalyo Hirsi & YaasmiinLG MEDIA Production
02/07/2024

Hambalyo Hirsi & Yaasmiin
LG MEDIA Production

Dallada dhalinyarada  (DDO)  Dangarad Development Organization Oo ay Ku Midaysan Yihiin Dhalin Yarada Degaamada Jiidali,...
01/07/2024

Dallada dhalinyarada (DDO) Dangarad Development Organization Oo ay Ku Midaysan Yihiin Dhalin Yarada Degaamada Jiidali, Biyaguduud & Ceerigaabo Ayaa qayb ka mida ah Ardayda dhalinyarada ka Baxay Fasalada Dugsiga Sare "Form four" Oo Tiradoodu Dhan Tahay 43 Arday oo ka baxday Imtixaanka Shahaadiga Ah Ee Dugsiyada Ceerigabo ku Casumay Casho Sharaf ka Dhacday Hotel Marti-soor Cashada Oo Daaranayad Sagootin & Dardaaran.

Hambalyo meher wacan Ahmed & hamda
25/05/2024

Hambalyo meher wacan Ahmed & hamda

31/01/2024

Dhakhaatiir Cusub Oo Ceerigaabo idiinka Hawl Geli Doonta

New location of LG MEDIA ProductionNear barre super market Locationka cusub waxa uu ku yaala aaga barre super market ama...
21/07/2023

New location of LG MEDIA Production
Near barre super market
Locationka cusub waxa uu ku yaala aaga barre super market ama laamiga tuulla shirre aada

Address

Erigavo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when LG MEDIA Production posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share