Jimcaale cmc

Jimcaale cmc News and interests

🇦🇪 vs 🇮🇷 DEG DEG: WAR CULUS 🚨🚨🚨Imaaraadka Carabta ayaa weerar kuqaaday Iran markii ugu h**eysay. Waa dalkii ugu h**eeyay...
08/03/2026

🇦🇪 vs 🇮🇷 DEG DEG: WAR CULUS 🚨🚨🚨Imaaraadka Carabta ayaa weerar kuqaaday Iran markii ugu h**eysay.

Waa dalkii ugu h**eeyay Khaliij ah oo weerar kuqaado Iran.

15/01/2026
Borame wadaddii nabdda ayeey Cagta Saartay.
07/12/2025

Borame wadaddii nabdda ayeey Cagta Saartay.

Dhallinyarada Boorama ayaa dib u furay waddooyinka, iyagoo bilaabay in ay nadiifiyaan laamiyada kala duwan ee magaalada.
07/12/2025

Dhallinyarada Boorama ayaa dib u furay waddooyinka, iyagoo bilaabay in ay nadiifiyaan laamiyada kala duwan ee magaalada.

Dalku maamul daa-dejin buu u baahan yahay. Magaalo kasta iyo gobol kasta cidda u dhalatay waa inay xukunto ee aan debedd...
07/12/2025

Dalku maamul daa-dejin buu u baahan yahay. Magaalo kasta iyo gobol kasta cidda u dhalatay waa inay xukunto ee aan debeddda cid looga keenin. Cidaasina waa inay awood leedahay ee aanay magac ahaan ahayn. Maayarada oo ah dad la doortay waa in awoodda la siiyo. Booliiska degmooyinka waa in la hoos geeyo duqa magaalada oo ay isaga ka amar qaataan. Maaha in hay’adaha amniga Hargeysa laga maamulo. Maaha inay magaalo iska galaan ciidan aanu dalban oo aanu u baahan duqa magaaladu. Haddii mudaharaad yimaaddo, waa in hay’adaha amnigu ka amar qaataan duqa dadku doortay ee aan meel sare amar laga soo siin.

Booliiska magaalo joogaa, waa inuu noqdo deegaanka ee aan meel kale laga keenin.

Waa in la joojiyo badhasaabada madaxda looga dhigayo gobollo aanay u dhallan ee aanay waxba ka aqoon, dadka deganina raali ka ahayn. Gobol kasta qofka madaxda u ahi waa inuu noqdo qof masuul ah, dadka xidhiidh la leh oo u dhashay gobolka. Xilligii caasimadda laga diri jiray badhasaabada, waa inay dhamaato.

Dadku waa inay dareemaan dawladimada oo ay ka ag dhowaato. Mana dareemayaan haddii aanay iyagu is xukumin.

07/12/2025

Wasiir h**e Axmed Muumin Seed iyo dadka shacabka ee Borama oo jidadkii xidhnaa furaya

Dadku waa dedaalayaa ee dawladu haka fiirsato talaaboyinka ay qaadayso

06/12/2025

Boorame. Dawlada hoose iyo Shicibkii oo is kaashanaya ayaa wadooyinkii nadiifinaya

Gurmad Deg deg ah: Xaalada oo is bedeshay Dhalinayarada Gobolka Awdal  Si deg-deg ah Ha sugto Amanka Isbitaalka Weyn Ee ...
06/12/2025

Gurmad Deg deg ah: Xaalada oo is bedeshay

Dhalinayarada Gobolka Awdal Si deg-deg ah Ha sugto Amanka Isbitaalka Weyn Ee Borama

Ciidanka Somaliland DHAMAAN WAY KA SOO BAXEEN Goobaha Dad-weynaha.

BOORAMA waxa Soo Galay Dad Aan Reer Boorama Ahayn Oo Dhaawaca IYO Dadka Isbitaalka Yaala Beegsanaya

Gurmad Degdeg ayaa looga baahan yahay Isbitaalka weyn oo La wareega Amanka Guud Ee Isbitaalka Borama

Yaaney Dadkeena lay-nagu Dhex-dilin

Axmed Xuseen Cali

06/12/2025

Xaaladu waa is bedeshay ee madax dhaqameedka aan maqalo waa fariintii ugu dambaysay ee borame ka timaada.

Xildhibaan Maxamed Abiib Oo Fariin U diray Dhalin yaradda reer Awdal…
06/12/2025

Xildhibaan Maxamed Abiib Oo Fariin U diray Dhalin yaradda reer Awdal…

Address

Lazio
Erigavo

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jimcaale cmc posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Jimcaale cmc:

Share