BNB BalibusLe

BNB  BalibusLe Kubada Baro BuLshashu haku barateee

BNb Balibuzle


Balibuzle Sanaag

RASMI ✅Kooxda BNB waxay si rasmi ah ugu faraxsan tahay soo dhaweynta ciyaaryahanka cusub ee:Shaafici Xasan NuurPosition:...
21/05/2026

RASMI ✅

Kooxda BNB waxay si rasmi ah ugu faraxsan tahay soo dhaweynta ciyaaryahanka cusub ee:

Shaafici Xasan Nuur
Position: LB (Left Back)

Waxaan ku kalsoonahay in Shaafici uu kooxda ku soo kordhin doono dadaal, difaac adag iyo karti ciyaareed sare. BNB waxay u rajeynaysaa guul, horumar iyo xilli ciyaareed wanaagsan.

Ku soo dhawoow qoyska BNB, Shaafici Xasan Nuur! ⚽🔥

“Hal koox, hal himilo.”

   kooxda  BNb balibusle aya maanta si ramsi ah uso bandhigtay Heshiiska macalinka cusub ee kooxda laylin doonaMacalin Q...
13/09/2025

kooxda BNb balibusle aya maanta si ramsi ah uso bandhigtay Heshiiska macalinka cusub ee kooxda laylin doona

Macalin Qaasim Abdirahmaan mohamed Macalinka 1aad ee kooxda BNb Balibusle war saxafadeedkan oo kaso baxay kooxda🙏

Macalimuu Soo dhowow🖤

Kooxda BNB waxay si rasmi ah u furteen New Dress  sanadka 2025  taasoo muujinaysa isku-duubnida iyo diyaargarowga kooxda...
04/08/2025

Kooxda BNB waxay si rasmi ah u furteen New Dress sanadka 2025 taasoo muujinaysa isku-duubnida iyo diyaargarowga kooxda.

Kulanka Galabta ee munasbda ciida awgeed waxa wada ciyara kooxha kala ahCalmadow vs Calmiskaad
06/06/2025

Kulanka Galabta ee munasbda ciida awgeed waxa wada ciyara kooxha kala ah
Calmadow vs Calmiskaad

Safar salama.Captainka Kowaad eh koxda   BNB  BalibusLe  ayaa manta safar wax barasho u am babaxey.Wuxuu  kamid ahaa  la...
15/11/2023

Safar salama.
Captainka Kowaad eh koxda BNB BalibusLe ayaa manta safar wax barasho u am babaxey.
Wuxuu kamid ahaa lafdhabarta Naadiga
Wana Hogaamiye Wanagsan Nadigana Meel Fcn Ayuu soo garsiyeey

Dhaman mamulka iyo palayarintu waxey u rajenayan mustaqbal wngsn.
Nabad qab isha allah kuso guryo noqo wan ku xiiso dona❤

Hashiis cusub teamka BNB  BalibusLe Waxey teamku laso wareegeen  xidig   Ka ciyaara Khadka Dhexe   Mohamed CarabXidigan ...
29/09/2023

Hashiis cusub teamka BNB BalibusLe

Waxey teamku laso wareegeen xidig Ka ciyaara Khadka Dhexe

Mohamed Carab

Xidigan da,da yar ah ayaa saaxada kubada cagta kuleh mustaqbal wanaagsan


Kusoo dhawow BNB family

Nasiib wanaagsn pro

Elcapitano Cabdirisaaq Miiroo waa Capitan kooxda BNB  BalibusLe Waxa uu wadaa Kooxda Mudo dhan 3 sano Elcapitano     mud...
15/08/2023

Elcapitano Cabdirisaaq Miiroo waa Capitan kooxda BNB BalibusLe
Waxa uu wadaa Kooxda Mudo dhan 3 sano

Elcapitano mudadii uu xilkaas kooxda u hayey kooxdu waxay gaadhay Horumar dhanka Sportska ah iyo guulo badan,
Waxa uu ubaxaY 2021 Safarkisii Kowaad wax GuuLdaro ah Lama soo KuLmi
waa Capitano shaqo badan, aad u firfircoon kooxdiisana Jecel, waa Capitano awood badan ka shaqeeya midaynta kooxda, wuxuu waqtigiisa inta ugu badan ku bixiyaa sidii kooxdiisu u horumari lahayd

football Club

New dress team BNB BalibusLe  Raxada kubada cagta D.BalibusleXoog waynta gobolka Hayland🙏❤⚽️🏆  Stadium Balibusle🖼
09/08/2023

New dress team BNB BalibusLe

Raxada kubada cagta D.Balibusle
Xoog waynta gobolka Hayland🙏❤⚽️🏆

Stadium Balibusle🖼

Eid MUBARAKKooxda BNB BalibusLe waxa ey farxadda Ciida la qeybsaneysaa Maamulka ciyartoYda iyo dhamman shacabka Soomaali...
20/04/2023

Eid MUBARAK
Kooxda BNB BalibusLe waxa ey farxadda Ciida la qeybsaneysaa Maamulka ciyartoYda iyo dhamman shacabka Soomaaliyeed meel kasta ey dunida ka joogaan

SOON WANAAGSAN | رمضان مبارك Maamulka iyo Ciyaartowda Kooxda BNB BalibusLe  waxay farxadda dhalashadda Bisha barakeysan ...
22/03/2023

SOON WANAAGSAN | رمضان مبارك

Maamulka iyo Ciyaartowda Kooxda BNB BalibusLe waxay farxadda dhalashadda Bisha barakeysan ee Ramadaan la wadaagayaan dhamaan umadda Muslimka ah gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed.

Waxaan Allah ka baryaynaa in uu naga dhigo kuwa ka faaiideesta bishaan barakeysan.



.

degmada BNB❤️🫡

Address

Dhahar

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when BNB BalibusLe posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category