07/08/2026
Waxaan hambalyo u diraynaa CabdiWali Shariif Shiilaale oo ka qalin beddeshay heerka 1aad ee jaamacadda.
Cilmiga aad baratay Allah ha kugu anfaco oo noqo mid uga faa'iideeya dalka iyo dadkaba.