Halabuur media

Halabuur media Nolashada kor uqaad

17/05/2026
11/05/2026
11/05/2026

Sxipayal fallow is oil dhaha waa codsiye

11/05/2026
07/08/2025

Abwaan Da'yar Oo Rer Baladxawo ah,
Oo Hanjabad Udiray Xabashida Rabto in Ay Dhulkiisa Riyo been ah ku Qadato.

 : Kenya Oo Amartay In Ciidamada Jubbaland Ka Baxaan BP1Dowladda Kenya ayaa si rasmi ah uga jawaabtay cabasho dhowaan ka...
04/08/2025

: Kenya Oo Amartay In Ciidamada Jubbaland Ka Baxaan BP1

Dowladda Kenya ayaa si rasmi ah uga jawaabtay cabasho dhowaan kasoo yeertay shacabka deegaanka BP1, kuwaas oo saxaafadda uga warbixiyay in aysan rabin joogitaanka ciidamada Jubbaland ee halkaas ku sugan.

War kasoo baxay dowladda Kenya ayaa lagu amray in ciidamada Jubbaland ee ku sugan BP1 ay gudaha Kenya kaga baxaan 24 saac gudahood, taasoo calaamad u ah in Kenya aysan diyaar u ahayn inay sii taageerto joogitaanka ciidamadaas gudaha dhulkeeda.

Madaxweynaha Iran Masoud Pezeshkian ayaa  madaxweynaha Ruushka Putin u sheegay in hubka Nukliyeerka aanu qayb ka ahayn q...
13/06/2025

Madaxweynaha Iran Masoud Pezeshkian ayaa madaxweynaha Ruushka Putin u sheegay in hubka Nukliyeerka aanu qayb ka ahayn qorshayaasha Tehran.

"Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iran waxay had jeer ku adkeysaneysaa inaysan raadinin inay hesho hubka nukliyeerka iyo inay mar walba diyaar u tahay inay dammaanad ka bixiso arrintan mas'uuliyiinta caalamiga ah ee awoodda u leh," Pezeshkian ayaa u sheegay Vladimir Putin, sida lagu sheegay bayaan ka soo baxay madaxtooyada Iran.

Mas’uul sare oo ka tirsan maamulka gobolka Tigray ayaa xaqiijiyey in dadka ajaanibta ah laga mamnuucay inay u safraan go...
15/05/2025

Mas’uul sare oo ka tirsan maamulka gobolka Tigray ayaa xaqiijiyey in dadka ajaanibta ah laga mamnuucay inay u safraan gobolkaas waqooyiga Itoobiya, xilli ay cirka isku sii shareerayaan khilaafaadka u dhexeeya dawladda dhexe iyo madaxda gobolka.

Xili gobolka Tigray weli ka soo kabanayo dagaalkii sokeeye ee 2020 ilaa 2022-kii, waxa maamulka deegaanku dib u fureen adeega dalxiiska ee gobolka bishii h**e, si gaar ah goobaha taariikhiga ah sida magaalada qadiimiga ah ee Aksum. Inkasta oo dadka u soo dalxiis tegayaa yaraayeen haddana waxa uu gobolkan soo kabanaya u noqday il dhaqaale.

Dawladda dhexe ee Itoobiya iyo shirkadda diyaaradaha Ethiopian Airlines—oo ah tan kaliya ee u kala gooshta caasimadda Addis Ababa iyo caasimadda gobolka Mekelle—ayaa ilaa hadda aan ka hadlin arrintan.

Sida ay qortay majaladda Africa Intelligence, rakaab ajaanib ah oo doonayay inay ka dhoofaan Addis Ababa una safraan gobollada Canfarta iyo Tigray ayaa laga celiyey garoonka diyaaradaha ee Bole International. Warbixintaas ayaa sheegtay in amarku ka yimid Hay’adda Sirdoonka Qaranka Itoobiya (NISS).

23/04/2025

Xubno lagu waday inay kasoo muuqdan isku shaandheynta golaha wasiirada oo laga reebay liiska

Iyadoo lafilayo in maalinka beri ah oo khamiisa isku shaandheyn lagu sameeyo qaarkamid ah golaha wasiirada Somaliya ayaa warar soo baxaya sheegayan in liiska laga reebay xubno loo qorsheeyay inay kusoo biiran golaha wasiirada

Sidoo kale maalinka beri ah ayaa la filayaa in golaha wasiirada la horgeeyo soo jeedinta magacaabista taliyaha NISA oo loo wado Mahad Salad

Sanbaloolshe oo haatan ah taliyaha NISA ayaa la hadal ayaa in loo magacaabi doono wasiirka batroolka Somaliya

Wixii kusoo kordha kala soco dayax Tv

15/04/2025

Address

Cadaado

Telephone

+252683663939

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Halabuur media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Halabuur media:

Share

Category