Wacdi iyo waano

Wacdi iyo waano Wacdiga iyo Faafinta Diinta islaamka ah qof kasta waa kuwaajib inuu nala faafiyo diinta walal.

15/08/2026
masha allah ilhay Shekha habarakeeyo miisaanka xasanaadkana hawgudaro
27/07/2026

masha allah ilhay Shekha habarakeeyo miisaanka xasanaadkana hawgudaro

waan ka xunay shekha ilahay hakasoodaayo
27/07/2026

waan ka xunay shekha ilahay hakasoodaayo

Waxaa Xabsiga Gobalka Faafan Hada lagu xidhay sheikh Cabdulcaziiz Axmednur Abu Xamza oo lagu xidhay maxaad Tafsiirka Qur’aanka uga Akhrinaysaa masjid bilaal oo uu mudo dheer waxku dhigayay.

Admin

30/06/2026

Ogyesiis Muxaadaro:
Cinwaanka: Fitanka iyo Siyaabaha Looga Badbaado
Sheekh: Yaasiin Ibrahim
Wakhtiga: Maqrib Ka Dib
Maalinka: Arbacada ee habeenka Khamiistu soo galayso
Goobta: Masjid Nuurul Huda - Hargeisa

09/03/2026
31/01/2026

Address

Burco

Telephone

+252636498336

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wacdi iyo waano posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Wacdi iyo waano:

Shortcuts

Share

Category