28/01/2026
Waxaan si rasmi ah ugu faraxsanahay inaan ku wargelinno dhammaan macaamiisheena iyo bulshada reer Burco in QARANTECH DEVELOPERS COMPANY ay xarun cusub ka furtay Magaalada Burco.
π Xaruntan cusub waxay bixisaa:
π» Software Development
π Web Development
π± Mobile App Development
π IT Consulting & System Solutions
Ujeedkeennu waa inaan bulshada u keeno xalal tiknoolajiyadeed oo casri ah, tayo sare leh, kuna dhisan kalsooni.
π Nala soo xiriir:
+252 63 4785136
+252 63 9412323
π Ku soo dhawoow QARANTECH DEVELOPERS β Halka Fikraddaadu Noqoto Xal Teknoolajiyeed π