Jeekey Media

Jeekey Media Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Jeekey Media, Photographer, Bosaso.

17/08/2026

Bosaaso || Maxkamada Darajada 1aad Ciidamada Qalabka Sida iyo Dembiyada Culus ee Dowladda Puntland oo Xukun ku riday 5 Askari,

Warshada Bareeda Tonna Foctory.๐Ÿ‘‡๐–๐š๐ฑ๐š๐ง ๐ข๐๐ข๐ข๐ง ๐ƒ๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ๐ข๐ง๐š๐ฒ ๐‹๐š๐›๐จ ๐๐จ๐จ๐œ ๐Ž๐จ ๐“๐ฎ๐ง๐š ๐š๐ก.Nooca Weyn โ€” ๐Ÿ๐Ÿ–๐Ÿ“๐†๐ซ๐š๐ฆNooca Yar โ€” ๐Ÿ—๐Ÿ“๐†๐ซ๐š๐ฆLabada...
15/08/2026

Warshada Bareeda Tonna Foctory.๐Ÿ‘‡

๐–๐š๐ฑ๐š๐ง ๐ข๐๐ข๐ข๐ง ๐ƒ๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ๐ข๐ง๐š๐ฒ ๐‹๐š๐›๐จ ๐๐จ๐จ๐œ ๐Ž๐จ ๐“๐ฎ๐ง๐š ๐š๐ก.

Nooca Weyn โ€” ๐Ÿ๐Ÿ–๐Ÿ“๐†๐ซ๐š๐ฆ
Nooca Yar โ€” ๐Ÿ—๐Ÿ“๐†๐ซ๐š๐ฆ

Labada noocba waxaa hadda laga heli karaa Bakhaarkeena Jumlada ee ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐ž๐ž๐ง๐š ๐๐จ๐ฌ๐š๐š๐ฌ๐จ.

๐“๐š๐ฒ๐จ โ€ข ๐ƒ๐ก๐š๐๐ก๐š๐ง โ€ข ๐Š๐š๐ฅ๐ฌ๐จ๐จ๐ง๐ข

๐๐š๐ฅ๐š ๐’๐จ๐จ ๐—๐š๐ซ๐ข๐ข๐ซ: +๐Ÿ๐Ÿ“๐Ÿ๐Ÿ—๐ŸŽ๐Ÿ•๐Ÿ•๐Ÿ”๐Ÿ“๐Ÿ“๐Ÿ”๐Ÿ’

Dowladda Hoose ee Boosaaso ayaa, 15 sano kadib, dib u furtay waddada laamiga ah ee hor marta Dekedda Boosaaso iyo xeradi...
15/08/2026

Dowladda Hoose ee Boosaaso ayaa, 15 sano kadib, dib u furtay waddada laamiga ah ee hor marta Dekedda Boosaaso iyo xeradii PSF taas oo ku xirta xeebta magaalada.

09/08/2026

Warshada Bareeda oo Wax soo Saarkeedu soo gaaray Suuqyada

09/08/2026

Fadlan Ka Qayb Qaado Dhismaha Xarunta Hooyada iyo Dhallaanka (MCH) ee Deegaanka Sayn-wayn, Tog-barwaaqo.

Cid kasta oo awoodda u leh waxaa laga codsanayaa inay gacan ka geystaan dhismaha xaruntan muhiimka u ah hooyada iyo dhallaanka, si bulshada loogu helo adeeg caafimaad oo joogto ah.

Lacag kasta oo aad bixiso waxay qayb ka tahay badbaadinta hooyo iyo Dhalaanka.

Wixii Faahfaahin ah Kala Xiriir:
+252907788181/+252907722938/+252907899300

 : Magaalada Bosaaso ayaa maanta lagu daahfuray warshada Bareeda Tuna Factory, oo ah warshad kalluun oo loogu talagalay ...
09/08/2026

: Magaalada Bosaaso ayaa maanta lagu daahfuray warshada Bareeda Tuna Factory, oo ah warshad kalluun oo loogu talagalay farsamaynta iyo soo saarista kalluun tayo leh.

Daahfurka warshaddan ayaa ah talaabo muhiim u ah horumarinta kheyraadka badda, shaqo-abuurka Dhalinyarada iyo kobcinta wax-soo-saarka gudaha, iyadoo kalluunka laga soo saaro xeebteena loo marinayo hab casri ah oo wax-soo-saar iyo suuq-geyn leh.

Bareeda Tuna Factory ayaa la filayaa inay kaalin muuqata ka qaadato horumarinta warshadaha kalluunka iyo dhaqaalaha bulshada.

 : Dowlada ayaa hadda si rasmi ah ula wareegtay Xerada Ciidamada PSF ee Magaalada Bosaso.Sida aanu ku helnay Warar hoose...
06/08/2026

: Dowlada ayaa hadda si rasmi ah ula wareegtay Xerada Ciidamada PSF ee Magaalada Bosaso.

Sida aanu ku helnay Warar hoose Xeradan ayaa loo wareejiyay si nabad ah iyada oo ciidamadii ku jiray ay dowladu si rasmi ah u kaxaysay Guud ahaan Xeradana ay ula wareegtay.

Baargaal: Guddoomiyaha Gobolka Raas-Casayr ayaa maanta kulan muhiim ah la yeeshay maamulka Degmada Baargaal iyo qaybaha ...
05/08/2026

Baargaal: Guddoomiyaha Gobolka Raas-Casayr ayaa maanta kulan muhiim ah la yeeshay maamulka Degmada Baargaal iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.

Guddoomiyaha waxaa kulanka ku weheliyay Isuduwaha wasarda Arrimaha Gudaha Gobolka Raas-Casayr iyo Isuduwaha wasarada Amniga Gobolka, iyadoo kulanka ay sidoo kale ka qayb galeen nabadoonno, waxgarad, cuqaal iyo masuuliyiin kale.

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta wada-shaqeynta maamulka iyo bulshada, adkaynta amniga, dardargelinta horumarka iyo is-dhexgalka bulshada, iyadoo la is dhaafsaday talooyin iyo aragtiyo ku aaddan horumarinta degmada.

Masโ€™uuliyiinta ayaa ugu dambeyn adkeeyey muhiimadda ay leedahay wadajirka bulshada iyo maamulka si loo xaqiijiyo nabadgelyo iyo horumar waara.

04/08/2026

Baargaal: Guddoomiyaha Gobolka Raasi caseyr Dr muuse salax guleed ayaa maanta kulan la qaatay maamulka Degmada Baargaal iyo qaybaha kala duwan ee bulshada, iyadoo kulanka diiradda lagu saaray xoojinta wada-shaqeynta, horumarinta adeegyada bulshada iyo dardargelinta arrimaha mudnaanta u leh degmada.

ุฅู†ุง ู„ู„ู‡ ูˆ ุฅู†ุง ุฅู„ูŠู‡ ุฑุงุฌุนูˆู† Alle ha unaxariisto waxaa geeriyooday Shiikh Mohamed Ahmed Shaanle oo caan ka ahaa Puntland ga...
03/08/2026

ุฅู†ุง ู„ู„ู‡ ูˆ ุฅู†ุง ุฅู„ูŠู‡ ุฑุงุฌุนูˆู†

Alle ha unaxariisto waxaa geeriyooday Shiikh Mohamed Ahmed Shaanle oo caan ka ahaa Puntland gaar ahaana Shiikhu Balad ka ahaa Gobolka Raasicasayr.

Ilaahay ha unaxariisto marxuumka.

Address

Bosaso

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jeekey Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category