Gobsan Digital

Gobsan Digital Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Gobsan Digital, Bosaso.

Our Service :
Digital Printing & Digital Advertising Needs|Printing & Publishing|Graphic Design|Event|Branding & Management |Digital Marketing |Web Development |Photo & Video Pro

๐Ÿ“ข ๐–๐š๐ซ๐ค๐ข๐ข ๐…๐š๐ซ๐ฑ๐š๐๐๐š ๐‹๐š๐ก๐š๐š: ๐†๐จ๐›๐ฌ๐š๐ง ๐ƒ๐ข๐ ๐ข๐ญ๐š๐ฅ ๐–๐ž๐ฒ ๐Š๐ฎ๐ฎ ๐“๐ข๐ฆ๐ข๐!โ€‹Waxaan ku wargelinaynaa dhammaan macaamiisheena sharafta leh in G...
05/08/2026

๐Ÿ“ข ๐–๐š๐ซ๐ค๐ข๐ข ๐…๐š๐ซ๐ฑ๐š๐๐๐š ๐‹๐š๐ก๐š๐š: ๐†๐จ๐›๐ฌ๐š๐ง ๐ƒ๐ข๐ ๐ข๐ญ๐š๐ฅ ๐–๐ž๐ฒ ๐Š๐ฎ๐ฎ ๐“๐ข๐ฆ๐ข๐!

โ€‹Waxaan ku wargelinaynaa dhammaan macaamiisheena sharafta leh in Gobsan Digital ay si rasmi ah u shaacinayso.

1. 15 shirkadood ayaan si Free ah Ugu samaynayno 100% Xayaysiis Free ah
2. 10 Shirkadood ayaan Si Free ah ula Shaqayn donaa Xirmooyinka 6 Bilood Laha ah

โ€‹๐Ÿ“ž Nagala soo xiriir:
โ€‹Hadda wac si aan qorshahaaga suuqgeynta u bilowno: โ€‹090-5595760 Ama [email protected]
โ€‹๐—š๐—ผ๐—ฏ๐˜€๐—ฎ๐—ป ๐——๐—ถ๐—ด๐—ถ๐˜๐—ฎ๐—น โ€“โ€‹๐Š๐ฎ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ง๐จ๐ฐ , ๐ค๐จ๐ซ๐ง๐š ๐ฎ ๐ช๐š๐š๐ ๐ ๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š๐š๐ ๐š!

Shirkada Gobsan Digital Waxay shacabka reer Puntland ugu Hambalyeynaynaa munaasabadda qiimaha badan ee 1-da Agoosto, oo ...
01/08/2026

Shirkada Gobsan Digital Waxay shacabka reer Puntland ugu Hambalyeynaynaa munaasabadda qiimaha badan ee 1-da Agoosto, oo ah maalinta ay ku beegantahay aas-aaska Dowladnimada Puntland , waxaan ummadda reer Puntland Lee nahay Hamblyo Munaasabada sanad Guurada 28 Sano , Mar labaad Hambalyo 1-da Agoosto.

  Sannad-guurada 1-aad ee Maamulka Waqooyi Bari! ๐ŸŽ‰Shirkadda Gobsan Digital  waxay  idiinku hambalyeynaysaa munaasabadda ...
30/07/2026

Sannad-guurada 1-aad ee Maamulka Waqooyi Bari! ๐ŸŽ‰

Shirkadda Gobsan Digital waxay idiinku hambalyeynaysaa munaasabadda qiimaha badan ee xuska sannad-guurada 1-aad ee Maamulka Waqooyi Bari.

Waxaan idiin rajaynaynaa horumar joogto ah, guulo waaweyn, iyo sannado badan oo ay ku dheehan yihiin barwaaqo.

Mustaqbalkaaga ma rabtaa inaad iftiimiso?Barashada ๐๐š๐ฌ๐ข๐œ ๐๐ฎ๐ข๐œ๐ค๐›๐จ๐จ๐ค๐ฌ maanta waa furaha guusha berri! Hanaqaad Academy  wu...
30/07/2026

Mustaqbalkaaga ma rabtaa inaad iftiimiso?

Barashada ๐๐š๐ฌ๐ข๐œ ๐๐ฎ๐ข๐œ๐ค๐›๐จ๐จ๐ค๐ฌ maanta waa furaha guusha berri!

Hanaqaad Academy wuxuu kuu diyaariyey koorsooyin casri ah oo aad ku baran karto xirfadaha loogu baahan yahay waxbarashada iyo suuqa shaqada.

๐—ช๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—ป๐˜๐—ฎ๐—ฎ:

โœ… Set up Chart of Account
โœ… Purchase Cash
โœ… Purchase Credit
โœ… Sales Cash
โœ… Sales Credit
โœ… General Payment
โœ… Closing Data

๐—™๐—ฎ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐˜†๐—ถ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐—ต๐—ฒ๐—น๐—ฒ๐˜†๐˜€๐—ถ๐—ฑ:

โœ” Macallimiin khibrad leh
โœ” Casharro fudud oo la fahmi karo
โœ” Tababar tayo sare leh
โœ” Shahaado la aqoonsan yahay

Ha sugin berriโ€”bilow maanta!

๐Ÿ“ž Kala xiriir: +252 904522667 Ama 0904621357
๐Ÿ“ Iska Diwaan Gali :+252 904522667

Mustaqbalkaaga ma rabtaa inaad iftiimiso?Barashada Computer-ka maanta waa furaha guusha berri! Hanaqaad Academy  wuxuu k...
29/07/2026

Mustaqbalkaaga ma rabtaa inaad iftiimiso?

Barashada Computer-ka maanta waa furaha guusha berri!

Hanaqaad Academy wuxuu kuu diyaariyey koorsooyin casri ah oo aad ku baran karto xirfadaha loogu baahan yahay waxbarashada iyo suuqa shaqada.

๐—ช๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—ป๐˜๐—ฎ๐—ฎ:

โœ… Basic Computer Skills
โœ… Microsoft Word, Microsoft Excel & Microsoft PowerPoint
โœ… Internet & Email

๐—™๐—ฎ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐˜†๐—ถ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐—ต๐—ฒ๐—น๐—ฒ๐˜†๐˜€๐—ถ๐—ฑ:

โœ” Macallimiin khibrad leh
โœ” Casharro fudud oo la fahmi karo
โœ” Tababar tayo sare leh
โœ” Shahaado la aqoonsan yahay

Ha sugin berriโ€”bilow maanta!

๐Ÿ“ž Kala xiriir: +252 904522667 Ama 0904621357
๐Ÿ“ Iska Diwaan Gali :+252 904522667

20/07/2026

๐–๐š๐š ๐ƒ๐จ๐จ๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐…๐ข๐ข๐œ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐๐ก๐š๐ซ๐ค๐š๐š๐ ๐š

Call Center : 3344 Ama wac 090-7727783

๐Ÿ“ข๐Ÿ“ขShirkada  Daruur Travel Tourism & Multi Services Qaybta  Rental Cars(Kireysta Gawaarida),  Waxay Bulshada Reer Bosaaso...
02/07/2026

๐Ÿ“ข๐Ÿ“ขShirkada Daruur Travel Tourism & Multi Services Qaybta Rental Cars(Kireysta Gawaarida), Waxay Bulshada Reer Bosaasod Siweyn Ugu Bishareyn In Shirkadu Ay Sokordhisay qayb Kireynta Gawarida Ah, Iyadoo Isla Markaasna Kuso Kordhisay Adeegaas Fursad Cusub oo Aad Kireysanayso Gaarigaga Saacado Kooban.

Hadaba Macamiil Nagusooboqo Xafiiska Oo Kireyso Gari Kuugaar ah.

NAGALA SOOXIRIIR LAMABARADA KALA AH ๐Ÿ‘‡
252907795194
904 434 444
0907292653

Goobta ๐Ÿ“: Bosaaso, Kasoohorjedka Hotel Maamuus(Ex jubba2).

  ๐ฌ๐š๐ง๐ง๐š๐-๐ ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐š๐๐š ๐Ÿ”๐Ÿ”-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ฑ๐จ๐ซ๐ซ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฆ๐ข๐๐ง๐ข๐ฆ๐š๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ (๐Ÿ-๐๐š ๐‹๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐ฒ๐จ). Gobsan Digital
30/06/2026


๐ฌ๐š๐ง๐ง๐š๐-๐ ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐š๐๐š ๐Ÿ”๐Ÿ”-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ฑ๐จ๐ซ๐ซ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฆ๐ข๐๐ง๐ข๐ฆ๐š๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ (๐Ÿ-๐๐š ๐‹๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐ฒ๐จ).
Gobsan Digital

14/06/2026

๐–๐š๐š ๐ฆ๐ข๐ ๐ฅ๐š ๐ฆ๐š๐ก๐š๐๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐จ๐จ ๐ฅ๐จ๐จ ๐ซ๐ข๐ฒ๐š๐š๐ช๐š๐ฒ ๐ญ๐š๐ฒ๐š๐๐ž๐ž๐๐š

Call Center : 3344 Ama wac 090-7727783

Nasteexo waxay kamid Tahay Ardayda Barata Xirfada Asaaska Computer (Basic Computer) Ku Barta Online.Waxaanu qaadanayna f...
04/06/2026

Nasteexo waxay kamid Tahay Ardayda Barata Xirfada Asaaska Computer (Basic Computer) Ku Barta Online.

Waxaanu qaadanayna fasallo cusub!
Fadlan riix whatsApp ka hoose si aad isku diiwangeliso, ama aad macluumaad faah faahsan uhesho. Mahadsanid

WhatsApp/Direct Call: 090-4522667

Address

Bosaso

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gobsan Digital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share