Zer Media Production

Zer Media Production Portraite studio and production studio ๐Ÿ“ธ.

Meher Wacan ๐Ÿ’Hampalyo Mr Siyaat Abdirahman Dahir iyo Drโ€™s Suโ€™ad Mohamed Mohamud Oo Maanta Meherkoodu ka Qabsoomay Magala...
12/08/2026

Meher Wacan ๐Ÿ’
Hampalyo Mr Siyaat Abdirahman Dahir iyo Drโ€™s Suโ€™ad Mohamed Mohamud Oo Maanta Meherkoodu ka Qabsoomay
Magalada Bosaso ๐Ÿ“๐Ÿ“ธ

Hotel Jabir Plaza ๐Ÿ“

Zer Media Production.! ๐Ÿ“ธ

Part 2 Hambalyo mudane shuacyb Abdirishiid warsame & Marwo asmo abdullaahi Warsame Safaari hotel qardho ๐Ÿ“ธ
11/08/2026

Part 2

Hambalyo mudane shuacyb Abdirishiid warsame & Marwo asmo abdullaahi Warsame

Safaari hotel qardho ๐Ÿ“ธ

Hambalyo mudane shuacyb Abdirishiid warsame & Marwo asmo abdullaahi Warsame Safaari hotel qardho ๐Ÿ“ธ
11/08/2026

Hambalyo mudane shuacyb Abdirishiid warsame & Marwo asmo abdullaahi Warsame

Safaari hotel qardho ๐Ÿ“ธ

Garowe ma joogtaa? Jaamacadda Sahal waxay kuu soo bandhigtay ๐Ÿ“บ Diploma in Modern Journalism (Saxaafadda Casriga ah)Baro ...
03/08/2026

Garowe ma joogtaa? Jaamacadda Sahal waxay kuu soo bandhigtay ๐Ÿ“บ Diploma in Modern Journalism (Saxaafadda Casriga ah)

Baro xirfadaha saxaafadda maanta looga baahan yahay: qorista wararka, sawir-qaadista, muuqaal tafatirka, soo saarista warbaahinta iyo adeegsiga aaladaha dijitaalka ah.

Waxaad baranaysaa:
โ–ช๏ธ News Writing & Reporting
โ–ช๏ธ Media Law & Ethics
โ–ช๏ธ Photojournalism & Visual Storytelling
โ–ช๏ธ Camera Operation & Field Sound
โ–ช๏ธ Video Editing & Post-Production
โ–ช๏ธ Graphic Design for Media
โ–ช๏ธ Radio Production & Podcasting
โ–ช๏ธ TV News Production
โ–ช๏ธ Mobile Journalism (MoJo)
โ–ช๏ธ Social Media Journalism
โ–ช๏ธ Data Journalism & AI in Newsroom
โ–ช๏ธ Fact-Checking & Investigative Reporting
โ–ช๏ธ Digital Security & Media Entrepreneurship

Barnaamijka:
๐Ÿ“š 20 maado ยท 4 semesters ยท 780 saacadood
๐Ÿ‘ฅ Ku habboon ardayda dhammaysatay dugsiga sare iyo saxafiyiinta doonaya inay kororsadaan aqoon iyo shahaado rasmi ah.

Waqtiyada waxbarashada (Sabti โ€“ Khamiis):
๐ŸŒ… Subax: 08:00 โ€“ 13:15
๐ŸŒ‡ Galab: 14:00 โ€“ 19:15

Markaad dhammaystirto waxaad heli doontaa:
๐Ÿ“ Portfolio shaqooyin dhab ah
๐Ÿข Laba toddobaad oo Industry Attachment ah
๐ŸŽ“ Shahaado laga aqoonsan yahay Wasaaradda Waxbarashada Puntland iyo Federaalka Soomaaliya

๐Ÿ“… Fasalladu waxay bilaabmayaan: Isniin, 20 August 2026
๐Ÿ“ Jaamacadda Sahal โ€“ Garowe

โš ๏ธ Kuraastu waa xaddidan yihiin. Diiwaangelintu way furan tahay.

๐Ÿ‘‡ Ku biir WhatsApp-ka barnaamijka:
https://chat.whatsapp.com/CvRos3X67bV1zbdKdwGoZl

๐Ÿ“ž Wac ama WhatsApp: 0904777319

30/07/2026

welcome garoowe shiine culay iyo wariye maxamed yusuf bakayle

Hambalyo mudane Cismaan Maxamud mohamed & Marwo Fartun hirad yuusuf Rays garend bosasso ๐Ÿ“ธ
29/07/2026

Hambalyo mudane Cismaan Maxamud mohamed & Marwo Fartun hirad yuusuf

Rays garend bosasso ๐Ÿ“ธ

26/07/2026

Arooskii Qarniga Iyo magalada Buraan gobolka Sanaag.

25/07/2026

Mohamed Iyo Fatima.

Address

Bosaaso Airport Streat
Bosaso

Telephone

+252906302549

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Zer Media Production posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share