Dhowre

Dhowre waxaan si xushmad iyo qadarin ku dhehan tahay kaga codsanaya inad halkan igula saxibto 🫑

πŸŽ‰ HANBALYO DHOWRE SPORTS – 10K πŸŽ‰Dhowre Sports waxay hambalyo iyo mahadcelin u diraysaa dhammaan shacabka iyo taageerayaa...
08/08/2026

πŸŽ‰ HANBALYO DHOWRE SPORTS – 10K πŸŽ‰

Dhowre Sports waxay hambalyo iyo mahadcelin u diraysaa dhammaan shacabka iyo taageerayaasha ku xiran Dhowre Sports meel kasta oo ay joogaan.

Waxaan si gaar ah idiinka mahadcelinaynaa kalsoonida, taageerada iyo garab istaagga aad mar walba la garab taagan tihiin Dhowre Sports. β€οΈπŸ’™

Maanta waxaan si wadajir ah u dabaaldegaynaa 10,000 Followers πŸŽŠπŸ†

10K waa guul aynaan kaligeen gaarin β€” waa guul ay wada leeyihiin dhammaan taageerayaasha Dhowre Sports.

πŸ™ Mahadsanidiin dhammaantiin.
⚽ Dhowre Sports – Wadajir ayaan u horumaraynaa!
πŸ‡ΈπŸ‡΄ Guul iyo horumar dhammaan shacabka Soomaaliyeed.

02/06/2026

Wadanka Hooyo nimca tala

05/05/2026

Puntalnd manta waxey leedahay Afar garoon

26/04/2026

GEELU IN TE BILOOD BU KU DHALA

24/04/2026

22/04/2026

Harageenyo

21/04/2026
21/04/2026

Dhulkeena nimcaa fadhidaπŸ€πŸŒΏ

20/04/2026

goormaa kugu dabayasay ceelmur qardho

Address

Airport Road
Bosaso

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dhowre posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share