Halaasi Production

Halaasi Production profficianal vediographer boorama awdal somaliland

Buking now
-Qaadista sawirada
-Duubista muqalada Kala duwan

Tell:+252 633965513

18/08/2026

Hadhimo Sharafeed.Waa Deeganka Xamarta Hogeed Oo Ka tirsan Degmada Baki Ee Gobalka Awdal.

Sawiro:  Gudoomiyaha Gobolka Awdal Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Ayaa Kormeer Kusoo Maray Degmada Baki Iyo Deeganada Hoos Yim...
18/08/2026

Sawiro:

Gudoomiyaha Gobolka Awdal Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Ayaa Kormeer Kusoo Maray Degmada Baki Iyo Deeganada Hoos Yimaada Sida :Ruqi.Boodhka.Seemaal .Kaxda.kalabaydh.Hadhwanaag.Xamarta Hogeed.Siimoodi.Qardhiile.Qabuurta.Old baki.Edegan….

Degmada Seemaal Oo ka Tirsan Gobolka Awdal .Degmo Hodan ku ah Soo saarida Macdanta..Maxaad Ka Taqaan Adigu ..
18/08/2026

Degmada Seemaal Oo ka Tirsan Gobolka Awdal .Degmo Hodan ku ah Soo saarida Macdanta..

Maxaad Ka Taqaan Adigu ..

18/08/2026

Gudoomiyaha Gobolka Awdal Wasiirk xanaanada xoolaha Duqa Degmada Boorama saraakiil ka socday baanka Horaminta Africa Iyo Hayada seve children iyo Masuliyiin kale Ayaa Dhagax dhigay Tayac tirka Suuqa Saylada Xoolaha Borama

17/08/2026

Buurta Macdanta Siimodi….

Maxaad Ka Taqaan

17/08/2026

Gudomiyaha gobolka awdal mudane C/Rashiid Xasan mataan Iyo wafti U Hogaaminyo Ayaa Maanta kor mer ku soo maray deeganada kala ah kal- baydh kaxda,edega,Hadhwanaag ,siimodi iyo xamarta hogeed oo ka tirsan degmada baki……

16/08/2026

Gudoomiyaha Gobolka Awdal Mudane C/Rashiid Xasan Mataan iyo Wefti uu hogaaminayo Oo ay ka mid yihiin iskuduwayaasha Wasaaraddaha kala ah Waxbarashada,Macdanta iyo Tamarta,Beeraha, Deegaanka, iyo Biyaha waxaana kormeerkani ku wehelinaaya Maamulka Degmada Baki, weftigani ayaa kulan la yeeshay Bulushada Deegaanada Old Baki iyo Ruqi.....
Dadweynaha deeganadaasi ayaa Gudoomiyaha Gobolka Awdal Mudane C/Rashiid Xasan Mataan ayey uga warbixiyeen Baahiyaha Aas Aasiga ee ka jira deegaanka

16/08/2026

Gudoomiyaha Gobolka Awdal Mudane C/Rashiid Xasan Mataan iyo Wefti uu Hogaaminayo Ayaa kormeer ku Maray Dhismaha Jidka isku xidha Boorama iyo Baki waxana uu warbixinooyin ka dhagaystay injineerada gacanta ku haya dhismaha wadada……

15/08/2026

Deg Deg:- suldaanka guud ee beelaha makaahil Suldan Abdiwahab Cige AhmedOo hargeysa kula kulmay odayaal xukuumadu u xir-xirtay taageeradiisa.

15/08/2026

Soo Dhawayn Balaadhan Oo Boon Loogu Sameeyey Labadii Wiil

Address

Borama

Telephone

+252633965513

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Halaasi Production posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Halaasi Production:

Shortcuts

Share

Category