Ibnu yusuf

Ibnu yusuf Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ibnu yusuf, Camera/Photo, Berbera.

Permanently closed.
02/02/2026

Your new life-style combining mobile money, communication, entertainment & productivity in a unified

21/01/2026
13/09/2025

"Alle wuxuu kuu qadaro raali ku noqo, xanuun buu keenayaa,abaar buu keenayaa,gaajuu keenayaa,baqdin buu keenayaa, wax la'aan iyo busaarad buu keenayaa,colaad buu keenayaa,caafimaad buu keenayaa, , Geeri buu keenayaa, Wixi uu Alle kuu keeno raali ku noqo Hana ka caban,hana u dardaar warin SW"

Shekh Maxamud Xaliike.

07/09/2025

Hayaaay waar sharaftii sandalada ayaad meel kaga dhacday miyaa iska aamusutid .sharafi dhimatay. Waar garaadku miyuu lacag beelay ma geeli uu boqor buurmadow balanqaday ayuu isleeyhy qaado .hhhhhh jawaab cad keen DNA .isku soo cadee.

26/08/2025

Masha allaah Alx
Alle ayaa mahad leh
Iyo jawi rooban
Berbera

Alle dartii u caawiya walaalayaal alle dartii wixii aad owoodaan waa hooyo .
09/07/2025

Alle dartii u caawiya walaalayaal alle dartii wixii aad owoodaan waa hooyo .

12/04/2025

Suaal ,
Hadii reer s.land aya ogolaadan in siyasada aynu ku heshiino oo aya calanka somalia ee buluuga ah hargaysa laga taago .dhamaan ma iska hilmaami doonta colaada iyo reer ba reerka uu isla eegyo iyo calamadan kalawada nooca ah ee aya inoo samèeyeen shisheeyuhu mudo 48 saac ma lagu tanaasuli doona
Mise mid mid in loo sasabo ayaad rabtaan .?

26/08/2024

Anigoo ah nin reer somalilander ah waxan halkan kala hadlaa dhalinyarta reer mogdisho ee somaliya waxan filyaa inaad aad u jeceshiin in aya midnimadii somaliyeed soo noqoto ee ay kow ka noqoto somaliland .ee mida jirta waxay tahay .ma waxad nala jeceshiin in sida mogdisho aya moqoto haragysa iyo burco oo malin walba bilaa sabab dhalinta somaliyeed loo laayo oo loo qarxiyo .hadii aad sidaa jeceshiin may somaliland halkeeda ayay joogaysa ..iskadaaya somaiya oo dhan .mogdisho oo qudha hadii aad usoo jeesatan oo aad nabdeeda ku dadaashan dawlad waxba ma qabato %70 shicibka ayaa hajin kara nabadeeda oo aanu aragno mogdisho oo nabad iyo hormar ku socota oo sida hargysa iyo buro iyo berbera dadkeedu farxad iyo nabad haystaan .markan aragno kadib ayaa laga hadli karaa midnimo alle ha idinku guuleeye .maahmah ayaa tidhaahda RIYO HADII AY DIB LEEYIHIIN DABADOODA AYAY KU QARIN LAHAAYEEN waa iga kaftan intaasi wax aanu ku midowno ma haysaane dhibkan idinkaa isku hayee adar na daaya aanu h**e usoconee lugtaa na haysaan si aanu idiinla mid noqono .tasina waligeed ma dhici doonto .ishllh

Address

Berbera

Telephone

+252634244750

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ibnu yusuf posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ibnu yusuf:

Share

Category