Muscab Jr.

Muscab Jr. muscab jr.

26/03/2026

siyaasadda iyo maaliyadda gobalka hiiraan Aar oo u wehliyay agaasimaha maaliyadda Gobalka hiiraan Diini Abdi Jimcale ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay garoonka diyaaradaha ee Magaalada Beledweyne halkaas oo ay kula kulmeen shaqaalaha maaliyada garoonka iyo agasimaha maaliyada ee garoonka.

Gudoomiyaha iyo agaasimaha ayaa u Kuur Galay sida ay u shaqeyaan howlwadenada kala duwaan ee garoonka waxayna ku bogaadiyeen in ay si labajibaraan howlaha shaqo ee lo idmaday

Gudoomiyaha iyo agasimaha ayaa sido kale xeradda ciidanka jaabuti waxaa ay kula kulmeen Taliyaha operashionka ee ciidanka jabuuti Libaan yaxye waxana u madaxda kusoo dhaweeyay xafiskisa waxanaa ay ka wada hadleen in lasi xoojiyo wadashaqeenta maamulka iyo ciidanka jaabuti.

28/08/2024

......Country..............................................
follow me

24/08/2024

Haka yee lin quf kale.......................😎

18/08/2024

Dantaad ...................

Follow me

03/04/2024

Neymar Jr. Neymar

Follow mee zxbyaal.

27/03/2024

Kalamka Alla

08/06/2021

dabaal dalk

Address

Beledweyne

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Muscab Jr. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category