Barawe Portraits

Barawe Portraits BP is the only facility owned by Barawe to capture and record high quality photos and videos.

Barawe Portrait ayaa ka qayb qaadatay kulan wacyigelin iyo dhiirigelin ah oo loogu talagalay ardayda fasalka 8-aad ee is...
03/06/2026

Barawe Portrait ayaa ka qayb qaadatay kulan wacyigelin iyo dhiirigelin ah oo loogu talagalay ardayda fasalka 8-aad ee isu diyaarinaya Imtixaanka Shahaadiga ah, kaas oo uu soo qabanqaabiyay Machadka MITRE.

Kulanka ayaa maanta loo qabtay ardayda dugsiyada Dayax, Albamba Light, Al-Bishaara iyo Dr. Mohamed, iyadoo maalmaha soo socda loo qaban doono dugsiyada kale ee ku yaalla Degmada Barawe.

03/06/2026
Sawirrada maalinka 2aad ee tababarka Ardayda fasalka 8aad dugsiga Zeinul Abideen.
03/06/2026

Sawirrada maalinka 2aad ee tababarka Ardayda fasalka 8aad dugsiga Zeinul Abideen.

Qayb ka mid ah sawirrada Tababarka Diyaar-garowga Imtixaanka Shahaaddiga ah ee Ardayda Fasalka 8aad.Waxaan ku faraxsanah...
02/06/2026

Qayb ka mid ah sawirrada Tababarka Diyaar-garowga Imtixaanka Shahaaddiga ah ee Ardayda Fasalka 8aad.

Waxaan ku faraxsanahay inaan qayb ka noqono xafididda xusuusta iyo guulaha ardayda.
Guul ayaan u rajaynaynaa dhammaantood.

Ku soo dhawoow Barawe Portrait, waxay diyaar kuugu tahay sawirro iyo muuqaallo taya leh.

BARAWE PORTRAIT STUDIO Noogu imow sawiro tayo leh iyo so dhaweyn suuban xilli kasta AHMED YARE PICGood day
31/05/2026

BARAWE PORTRAIT STUDIO
Noogu imow sawiro tayo leh iyo
so dhaweyn suuban xilli kasta
AHMED YARE PIC
Good day

Maqaayadda Bulbazi Fast Food and Fruits waxa ay caawa martigelisay daawashada kulanka finalka ah ee UCL u dhaxeeya Arsen...
30/05/2026

Maqaayadda Bulbazi Fast Food and Fruits waxa ay caawa martigelisay daawashada kulanka finalka ah ee UCL u dhaxeeya Arsenal VS PSG.
Waxaa daawashada kulanka iskugu yimid dhallinyarada iyo odayaasha degmada Baraawe.

sawiro taya leh goor & goob waliba.

30/05/2026

Hi

21/04/2026
21/04/2026

Arooski Qarniga

🌹🌹🌹🌹
01/05/2025

🌹🌹🌹🌹

Address

High Way Of Colombo
Baraawe
252

Opening Hours

Monday 14:00 - 22:00
Tuesday 14:00 - 22:00
Wednesday 14:00 - 22:00
Thursday 14:00 - 22:00
Friday 16:00 - 21:00
Saturday 14:00 - 21:00
Sunday 14:00 - 22:00

Telephone

+252610272582

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Barawe Portraits posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Barawe Portraits:

Share

Category