Cagta

Cagta cagta spots ka hel wararka ku saabsan dhamaan ciyaaraha caalamiga

Saadaali iftiin football club vz Dayax
07/05/2025

Saadaali iftiin football club vz Dayax

Saadaali kulanka caawa Champions League  Oo ku guuleyso $5 dollar                  Arsenal  (Vs)  Psg > Shuruudaha buuxi...
07/05/2025

Saadaali kulanka caawa Champions League
Oo ku guuleyso $5 dollar
Arsenal (Vs) Psg

> Shuruudaha buuxin
1-Follow dheh page-ka:
2-Like saar
3-Share garee post-ga

24/01/2024

Viva My Team Galmudug Dadkii Banaadir Ku dhuuman jiray dadkooda dhinac haka raacaan

Ciil maba Qabo inta kuwaas Garoonka iigu Jiraan Sida Saaxibadey Sarajante , Asansio Diini M Daahir ayuub , Macsaro , Ashraf gaabow , Silva kuwa badan oo ana.

Hana lagaa taageero badnaado Hana lagaa badiyo Soo xanuun maahan 😂

Abdirashid Mohamud Nor tolkaga dhinac ka Raac 😂😂😂

✌️Simpa Production

FULL-TIME: Somalia🇸🇴 (3-1) South Sudan🇸🇸k**a dambeysta Isreebrebka 17-jirada bariga iyo bartamaha Africa.
15/10/2022

FULL-TIME: Somalia🇸🇴 (3-1) South Sudan🇸🇸
k**a dambeysta Isreebrebka 17-jirada bariga iyo bartamaha Africa.

Maanta Waa maalinteena Waa maalin ay inoo Rumooweyso Riyo intaasi oo Sanad soo socotayLaacibka lagu Magacaabo Badri Xuse...
15/10/2022

Maanta Waa maalinteena Waa maalin ay inoo Rumooweyso Riyo intaasi oo Sanad soo socotay

Laacibka lagu Magacaabo Badri Xuseen oo diyaar u ah kulanka galabta Final ka Somaalia🇸🇴

Maclin Nuur Amiin oo mar kale Balan qaad sameeyay

Waqtigee ayey soo Galeysaa Somaalia Vs South sudan Final ka

Duco & Dhiira galintii ugu Dambeysay Maanta ayuu Xulka u Baahan yahay

Allow Guul raaxo leh Sii wiilasheena Somaalia🇸🇴🤲🤲🤲

Full-Time: Uganda🇺🇬 (1-1) P*(7-8) Somalia🇸🇴 Xulka qarankeena Soomaaliya 🇸🇴 oo u soo gudbeen Final-ka Isreebrebka 17-jira...
12/10/2022

Full-Time: Uganda🇺🇬 (1-1) P*(7-8) Somalia🇸🇴
Xulka qarankeena Soomaaliya 🇸🇴 oo u soo gudbeen Final-ka Isreebrebka 17-jirada bariga iyo bartamaha Africa.

SHAXDA XULKA KULANKA UGANDA.
12/10/2022

SHAXDA XULKA KULANKA UGANDA.

Kulanka beri waa kulanki ugu muhimsana ebid ee xul qaran oo Somaliyed u dheelo burburka kadib. Somaliya aya fursad marki...
11/10/2022

Kulanka beri waa kulanki ugu muhimsana ebid ee xul qaran oo Somaliyed u dheelo burburka kadib.
Somaliya aya fursad marki ugu horeysay u heysata ka qeyb galka koob kamid ah kobabka qaarada Afrika.

Beri oo guul laga gaaro Kulankaas waa taarikh weyn, Waxbadan-na ka badali doonta rajada dhalinyarada ee mustaqbalkooda sporti.

Waxay u badantahy in aan goal dhalin doono beri, balse ma difacan karna ?

Istiratijiyada daafaca ma tii kulanki Tanzania aye noqoneysa mise mid kale ?
Waa sualo u yaalo macalin Nuur Amiin.

Ama aan ku badino goal ay iyaga iska dhalsheen, rigoore aan helnay, goal aan dhalinay extra time-ka ciyarta, Guusha beri waxay noqone guul taarikh ah.
Inshallah wa guleysaneena. 🇸🇴💪🏾

Waxaa mantay ciyaarayo xulkeena Somalia 🇸🇴 17 jirada waxaana urajaynayaa guul i.a  saadaali kulankaas hana hilmaamin sha...
09/10/2022

Waxaa mantay ciyaarayo xulkeena Somalia 🇸🇴 17 jirada waxaana urajaynayaa guul i.a saadaali kulankaas hana hilmaamin share like commant

Hampalyo Hampalyo waxaan Hampalyo udirayaa dhamaan bahda sports ka Somalia 🇸🇴 guushii ay galabtay gaareen
03/10/2022

Hampalyo Hampalyo waxaan Hampalyo udirayaa dhamaan bahda sports ka Somalia 🇸🇴 guushii ay galabtay gaareen

Saadali Oo Ku Guuleyso 20$ Waxa Taaba Galiyay Barnaamijkan Haraye Perfect Money Shuruudahane Waa inaa Follow Dhahdaa Mah...
06/08/2022

Saadali Oo Ku Guuleyso 20$
Waxa Taaba Galiyay Barnaamijkan
Haraye Perfect Money Shuruudahane
Waa inaa Follow Dhahdaa Mahadsanid
Nasiib Wacan

Liketa Waa Quuta

Dirección

Mexico City

Teléfono

+252619101169

Página web

Notificaciones

Sé el primero en enterarse y déjanos enviarle un correo electrónico cuando Cagta publique noticias y promociones. Su dirección de correo electrónico no se utilizará para ningún otro fin, y puede darse de baja en cualquier momento.

Contacto La Empresa

Enviar un mensaje a Cagta:

Compartir

Categoría