17/09/2022
Gabadhan waxay shalay soo gashay diinta islaamka. Masjidkan ayaa shahaadada loogu qabtay.
Waalidkeed ayaa horay u soo raacay. Waxay ku taageereen go’aankeeda, marba haddii ay iyadu dooratay.
Illaahoow iyagana soo hanuuni. Iyadana ku sug diinta. MashAllaah, tabarakAllah.