Gaylan media news 2

Gaylan media news 2 walaal allaah ka cabso mar walbo

Madaxweynihii h**e ee Somalia 🇸🇴 oo shacabka Soomaaliyeed Hanbalyada maalmaha xoriyadiisa la wadaagay Gaylan media news ...
26/06/2023

Madaxweynihii h**e ee Somalia 🇸🇴 oo shacabka Soomaaliyeed Hanbalyada maalmaha xoriyadiisa la wadaagay

Gaylan media news 2

02/06/2023

Madasha ama Group WhatsApp ee Xildhibaanada ayay dood ka dhalisay Mooshinka wax kabedelka ah, guddoonka golaha iyo Howlwadeenada baarlamaanka ayaa markale qoraalkan Xildhibaanada ka wadaagay.

97 Xildhibaan ayaa mooshinka saxiixay, waxay dalbanayaan in mudo xileedka laga dhigo 5 sano, waxayna diyaariyeen kahor intii uusan xirmin Kalfadhigii h**e ee golaha Shacabka.

In fariimaha golaha, bulshada Soomaalidu ogaadan ayay diidan yihiin guddoonka Goluhu.

Gaylan media news 2

01/06/2023

Ciidamo hubeysan oo kasoo jeeda Gobalka Nugaal, kana amar-qaadanaya siyaasiin doonaya in ay xukunka 8-Jan-2024, qabtaan ayaa maalmaha iyo saacadaha soo socda qorsheynaya in ay qabsadaan.

1- Madaxtooyada Garoowe
2- Xarunta baarlamaanka Garoowe
3- Garoonka diyaaradaha Garoowe
4- Bangiga Dhexe ama Wasaaradda Maaliyada ee Garoowe.
5- Iyo xarumo kale oo Garoowe ah.

Gaylan media news 2

Madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki, oo booqasho qaadanaysa 4 maalin kujooga dalka Ruushka, ayaa lakulmay dhigiisa dalka...
01/06/2023

Madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki, oo booqasho qaadanaysa 4 maalin kujooga dalka Ruushka, ayaa lakulmay dhigiisa dalkaas Vladimir Putin, oo ay ka wada hadleen Isbedelada deg dega badan ee dunida, xaalka Geeska Afrika iyo Iskaashiga dhaw ee labada dal.

Madaxweyne Afwerki ayaa u sheegay Putin in la joogo xiligii Dunida casriga ah Isbedelkeeda nabadda iyo wada noolaanshaha loo jiheyn lahaa, kaas oo ah wax ay qasab tahay in laga shaqeeyo.

Ruushka ayaa hadda joogitaan rasmi ah kuleh Eritrea, waxayna dalkaas ka hirgalinayaan saldhig Milateri oo ah kan ugu weyn ee ay kuyeelan doonaan Geeska Afrika.

Eritrea ayaa kobcisay xariirkeeda dunida, maalmo kahor Madaxweynaha Eritrea ayaa tagey Shiinaha.

Gaylan media news 2

Madaxweynihii 9-aad ee Soomaaliya Max’ed Cabdullaahi Farmaajo ayaa markii ugu h**eysay ka hadlay arrimaha Doorashooyinka...
24/05/2023

Madaxweynihii 9-aad ee Soomaaliya Max’ed Cabdullaahi Farmaajo ayaa markii ugu h**eysay ka hadlay arrimaha Doorashooyinka golayaasha degmooyinka Puntland.

Farmaajo ayaa ku bogaadiyey Madaxda Puntland iyo dadka codkooda dhiibanaya, wuxuuna kusifeeyey talaabo wanaagsan.

“Ugu horreyn waxaan reer Puntland, bulsho iyo maamulba, ku bogaadinayaa sida ay ugu istaageen hirgelinta doorashada Goleyaasha Deegaanka ee dadku ay codkooda ku dooranayaan hoggaanka deegaannadooda”

Shacabka Soomaaliyeed ayuu sheegay in ay hamuun weyn u qabaan in ay doortaan madaxdooda oo ay tahay, arrintaas oo h**ey dawladdiisii dadaal ugu bixisay, ayna tahay hadda in ay gaaraan dhammaan dawlad gobaleedyada ilaa Federaalka Soomaaliya.

“Hannaankan doorashada tooska ah in ay ka hirgasho Puntland waxay tusaale u tahay sida shacabka Soomaaliyeed ay ugu hamuum-qabaan in ay hoggaankooda ku soo doortaan codkooda, arrinkaas oo aan h**ey dadaal ugu bixinnay, lana jecel nahay in ay gaaraan dhammaan deegaannada dalkeenna, heer Federaal iyo heer Dowlad-goboleed” ayuu yiri Madaxweyne Farmaajo.

Gaylan media news 2

24/05/2023

Halganka SSC garab istaag moyee xagal Daacin malahan,
🩸

17/05/2023

: Qaar kamid ah Xildhibaanada golaha shacabka faderaalka ee deegaan doorashadoodu tahay degmada Goldogob ee gobalka Mudug oo ka yimi Muqdisho, ayaa galabta ka dagay halkaas, waxay u gudbayaan Garoowe,iyadoo ay halkas hadda joogaan Siyaasiin, waxgarad iyo Ganacsato ay isku Ujeedo yihiin, maalmo ka dibna wafdi ka imaan doonaa Muqdisho ayaa ku biiri doona.

Xubnahan ayaa kulan gaar ah la yeelan doonaa Madaxweynaha Puntland Siciid Deni, oo ay kala hadlayaan doonista in la furo Dastuurka oo ay doonayaan in qodobada wax laga bedelayo lagu daro, tiradda xildhibaanada golaha Wakiilada oo hadda ah 66 xildhibaan, oo ay doonayaan in la kordhiyo.

2017 ilaa 2018-kii: ayaa xukuumaddii Madaxweyne Gaas ay isku dayday in la kordhiyo tiradda golaha wakiilada PL oo la furo qodobkaas, markii ay soo jeedintan soo gudbiyeen qaar kamid ah waxgaradka gobalka Mudug, laakiin siyaasiinta Garoowe ayaa ka horyimi oo ku sheegay mid aan sharci aheyn.

17/05/2023

Asc Somali 🇸🇴 wayn

14/05/2023

Address

Mogadishu
Nairobi

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gaylan media news 2 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category