04/07/2024
Waxaa ceeb ku ah raganimada iyo nin nimadada in ay gabadh ku aruuriso lacag ama hagbad yar oo aad ku guursato iyada adayba sharaf xumi ku tahay intaan la gaarin wax kale.
Ragow aan ilaashano qawaamada iyo raganimada alle ina siiyay
- ahmed