Mubaarak Maxamuud

Mubaarak Maxamuud SC, boggan waa bog wacyi galin ee sii faafi wixii aad ka faa'iddo. Mahadsanid

28/06/2024

Xalqaddii ugu horreysay Taxanaha Sooyaalka Falastiin iyo isbadalka aduunka, taas oo aynu kaga hadlaynno siyaabaha aduunku isu baddalo.

Daawasho wacan.

03/01/2024

Taxanaha DELHI IYO SOOYAALKA ISLAAMKA waa muuqaallo gaagaaban oo aan kaga hadli doono saamayntii muslimiinta iyo xadaaradii ay ka dhiseen magaaladan Delhi ee caasimada hindiya. Waa tanna Xalqaddii koowaad.

Jimcihii la soo dhaafay xarakada xamaas waxay soo daayeen Qassah dhexdeeda 3 askar oo ciidanka israa'iil ka mid ah oo ay...
22/12/2023

Jimcihii la soo dhaafay xarakada xamaas waxay soo daayeen Qassah dhexdeeda 3 askar oo ciidanka israa'iil ka mid ah oo ay haysteen.
3dii nin iyagoo feedho qaawan oo calamada cad watta ayay ciidankoodii, ciidankii israa'iil ka soo hor baxeen iyagoo is leh wey idin badbaadinayaan, hase yeeshee meeshii ayaa lagu toogtay 3diiba.

Reerihii 3da askar dhalay iyo maxaabiista kaleba ayaa hadaba xukuumadii israa'iil cunaha haysatta, oo taagan illaa sabtida xal cad keena.

Raggii dawlada israa'iil xamaas fariin ayay u direen ay leeyihiin sidii markii h**e xabada aynu u yara kala nasannoo intaana aynu maxaabiis aynu is dhaafsanno.
Xamaas madaxweynaheedii Yaxya Al-Sinwaar wuxuu ugu jawaabay "xilligii xabbad joojinta muddada gaaban ahay waa la soo dhaafay, xabbad joojin buuxda iyo maxaabiistaayada oo dhan waa in aad soo daysaan".

60 maalin ka dib waa taas guutadii ugu magaca weyneyd ciidanka israa'iil ka baxeen Qassah, Guutada Guulaani. Guuttadan w...
21/12/2023

60 maalin ka dib waa taas guutadii ugu magaca weyneyd ciidanka israa'iil ka baxeen Qassah, Guutada Guulaani. Guuttadan waxa weeye kuwii ciidanka israa'iil lagu aasaasay 1948dii.

Guutaduna ciidan kasta, waxay goobta dagaalka ka bixi kartaa waa marka 40℅ awooddeeda la baabi'iyo.

Taas waxa ay ku tusaysa khasaaraha iyo jabka ciidan ku sheeggii israa'iil haysta.

On Thursday, Israeli media announces the Golani Brigade's withdrawal from Gaza after 60 Days of intense fighting with significant losses.

17/12/2023
17/12/2023
17/12/2023
16/12/2023

Beesha Caalamka.

Address

Delhi
110017

Telephone

+917835971491

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mubaarak Maxamuud posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mubaarak Maxamuud:

Share