Ilko Dahable Media Production

Ilko Dahable Media Production Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ilko Dahable Media Production, Camera/Photo, Palmerah.

29/03/2022

Ciidanka Policek SOMALILAND ayaa war kaso saaray Arimonla xidhiidha Amniga...

** Bismilaahi Raxmaani Raxiim **

Mudooyinkii u Dambeeyay waxa baraha Bulshada (Socail Media) ku faafaayay Warar Been abuur ah kaas oo wax lagaga sheegaayay Xaalad Amaan Daro oo ku soo fool leh Somaliland.

Hadaba Guud ahaan Xaalada Nabad galyo Ee Somaliland waa Nabad waana ILAAHAY MAHADII ka sokow waxa gacanta ku haya Ciidanamada Kala duwan Ee Somalilnad Siiba Ciidanka Booliska, Oo sidii awalba ay heegaka buuxa ugu jiraan Imikana ugu jira.

Waxaanan uga digaynaa cid kasta oo Social media ku fidinasa oo buunbuunisa wararkaa Cadowga in ay ka waantoobaan.

Shacabka Somaliland waxaan u sheegaynaa in aan Dheg Jalaq loo siin Dadka ku foogan beenaha aan salk iyo raadka lahayn ee la iska dhex qaadaayo.

Xafiiska Warbaahinta
Ciidanka Boolisk JSL

27/02/2022

Wefti balaadhan oo uu hogaaminayo madaxweyne ku xigeenka jsl ayaa kormeer balaadhan ugu baxay gobalada bariga somaliland Togdheer, Sool, Sanaag ,waxaney u kuur gali doonaan sida ay u gaadhey deeqdii raashinka ahayd ee xukuumaddu gaadhsiisey iyo saameynta ay aabaruhu ku hayaan gobaladaasi .

Waxaana waftigan u baxay kormeerka iyo xog ogagaal noqoshada gobalada bari ay ka koobnayeen Wasiiro xildhibaano iyo gudoomiyaha Hay'ada aafooyinka iyo kaydka raashinka qaranka.

Waxaana uu qaadan donaa mudo dhawr maal mood ah kormeerkaasi.

Xamse qurbaani

22/02/2022
18/02/2022
LIVE Wararka Halhays media Xaalada halista ah Coldoon dilkii Gabadhii Somaliyed Ee Malaysia
14/02/2022

LIVE Wararka Halhays media Xaalada halista ah Coldoon dilkii Gabadhii Somaliyed Ee Malaysia

Media LIVE Wararka Halhays media Xaalada halista ah Coldoon dilkii Gabadhii Somaliyed Ee Malaysia

      Oo   Nin   ah Mindi ku     haysku Daawan Hadaad Calool jilicsan tahy
13/02/2022

Oo Nin ah Mindi ku haysku Daawan Hadaad Calool jilicsan tahy

Inalila Gabadh Somaliyed Oo Hada Nin Ciraaqi ah Mindi ku Jarjaray Malaysia haysku Daawan Hadaad Calool jilicsan tahy

    Oo la   hada iyo xaalada cafimaad ee   Oo   ah iyo dardaaranki u Danbeeyey Ee ColdoonMudaharaad kii maanta gilgilay ...
13/02/2022

Oo la hada iyo xaalada cafimaad ee Oo ah iyo dardaaranki u Danbeeyey Ee Coldoon
Mudaharaad kii maanta gilgilay guriga musse biixi

Mudaharaad Loga Soo horjeedo Coldoon iyo Xaaskii Coldoon Oo la xidhy iyo codad sir ah loo Duubay

    Oo   Laga Soo Daayay Sheegtayna ninkii   sir   Ka shiftay
11/02/2022

Oo Laga Soo Daayay Sheegtayna ninkii sir Ka shiftay

Maama Safiya Oo Xabsiga Laga Soo Daayay Sheegtayna ninkii Shirqoolay sir badana Ka shiftay

Address

Palmerah

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ilko Dahable Media Production posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category