Noloshu waa qoyska

Noloshu waa qoyska Noloshu waa qoyska alle dartii Isku jecel waxan si Hagar la'aan ah idiin ku dhiiri galinaynaa qoyska wanagsan iyo ubad ka oo diin lagu koriyo idin alle

Allaw nagayeel kuwii baari ku noqda Qur'aan kaaga weheshada
29/03/2016

Allaw nagayeel kuwii baari ku noqda Qur'aan kaaga weheshada

Ka ilaaali xaaskaaga waqtiga ay uurka kuu leedahay______Ha ku oran hadal ka xanaajiya__Ha dhibsanin isbadalka kuyimaada_...
29/03/2016

Ka ilaaali xaaskaaga waqtiga ay uurka kuu leedahay____

__Ha ku oran hadal ka xanaajiya
__Ha dhibsanin isbadalka kuyimaada
__Ha uqabanin waxwalba afkeeda kasobaxa
__Ha marsanin baraafuumada ay dhibsanayso

Waana wax la ogyahay iney xaaskaagu gabi ahaan isbadalayso waqtigaa oo aysan ahaanayn qofkii h**e, waxaana kamid ah_________ Jirkeeda oo isbadala, quruxdeedii oo isbadasha, hadalkeedii oo isbadala sida iney kugula hadasho hadallo kulul, xanaaaq badan, dul qaad la'aaan, awood la'aan, hurdo badan, caajis iyo juuc juuc badan intaa iyo kabadan ayay isku badashaa:

Midna ogow xaaskaaga laba mid bay noqon, iney kugu walacdo taa oo ah iney aad kuu jeclaato iyo iney aragaaga nacdo nasiibkaa hadii kugu soo aado in lagu jeclaado,balse hadii bilcaksigeed dhacdo ha uqaadan wax weyn iyo wax dhab ah ee waa mid isbadalkaa lasocota.

Badanaa ninka iyo xaaskiisa waqtiyada dagaalkoodu badanyahay ayaa ah xilligaan ookale maxaayeelay raggeenu maba kafakaraan dhinacaa oo marwaba waa kuwii ula dhaqma sidii qof caadi ah,.Sidaa darteed badal waxwaba oo kudhaqmi jirtay uur ka hor,dulqaad iyo naxariis ugu badal, hana umalayn waxwalba oo kala kulanto iney yihiin wax dhab ah:

THNKS ALL: FIKIRKIINANA SOO GUDBIYA:

LIKE & SHARE!

12/02/2016
04/02/2016

Man'sha allah allaw ubadka noo barakee

03/02/2016

Waa wax fiican oo qoys ku dhaqmaa ku badhaadhaayo allaw dumarka noo Hanuuni

Address

London

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Noloshu waa qoyska posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category