XamarDaye

Directions Contact the business

XamarDaye Xamar

04/09/2026

15 iyo 🕊Cagaaran Balcad waa diyaar, shacabkeeduna waa JSP

04/09/2026

Reer Balcadow 15🕊 Shinbirta Cagaaran Ayaa Ino Balan.

Reer Balcad waa diyaar, shacabkeeduna waa JSP.

02/09/2026

Shirka JSP Ee Deg Balcad.

Labada Sawir Baladweyne Iyo Degmada Dalxiiseedka Balcad
11/06/2026

Labada Sawir Baladweyne Iyo Degmada Dalxiiseedka Balcad

30/05/2026

Gobtii Marti Soorka Mataan Cabdulle.
Mahadsanid Mayor Kasim Ali Nur

01/04/2026

Abaal-Marinta Tartanka Quraan Kariimka Ee Degmada Balcad.
Xildhibaan Kasim Ali Nur

03/03/2026

DEG-DEG

Talaabiib oo hadda Tahliisha Tehraan gaartay.

03/03/2026

Netanyahu ayaa u sheegay Fox news : “Waqooyiga Kuuriya waxay heystaan gantaallo iyo hub nukliyeer ah, laakiin ma ku dhawaaqaan Mareykanka ha dhinto… Iiraan waxay 50 jeer ka khatar badan tahay Waqooyiga Kuuriya.”

03/03/2026

DEG-DEG

Wasiirka cusub ee Gaashaandhigga dowaldd dalka Iran ayaa Duqeyn lagu dilay, sida ay ku warrameeyso Al Carabiya.

Kaliya labo maalin ayuu xilka hayay, waana Wasiirkii labaad oo Gaashaandhig ah oo laga dilay Iran, muddo shan maalin gudaheed.

Address

London

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when XamarDaye posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to XamarDaye:

Shortcuts

Share

Category