27/06/2026
Asturnaan iyo Dhibcihii Ugu Sarreeyay.
Mushtaq Mahamed Ahmed, oo culluunta Enginering baranaysay ayaa bilada Dahabka ee Jaamacadda Jigjiga ku guulaysatay. Waxay keentay dhibcihii u sarreeyay oo ah 3.94
Waa Dumar
Waa Engineering-
Waa qof Diin iyo Akhlaaq xambaarsan.
Intaas oo darrajo ayaa ka dhigaya in guushedu noqoto mid lagu farxo. Gabadh Soomaliyed in heerkan gaadhan waa guul.
Sii faafi guusheda.