HAADI APDALLA

Call Directions Website Contact the business

HAADI APDALLA Kan waa page’kayga rasmiga ah ee bartayda facebook

Maayorka Cusub ee Caasimada 2aad ee deegaanka soomaalida 🇬🇶Godey gacalo
20/10/2026

Maayorka Cusub ee Caasimada 2aad ee deegaanka soomaalida 🇬🇶Godey gacalo

10/10/2026

Godey gacalo oo shalay roobkii ilaa manta uda’ayo
Masha allaah way nimcaysteen ilaahay ha oogu wado ❤️
Muqal dube Xidiga_offocial 📷

07/10/2026

Godey stadium 🏟️🇬🇶

Raggba isku arkay magaaladi nairobi ahayd
07/10/2026

Raggba isku arkay magaaladi nairobi ahayd

CIYAAR SAAXIIBTINIMO OO XIISO LEH ⚽️Waxaa maanta garoonka Caasimada 2-aad ee Deegaanka Soomaalida – Godey Gacalo ka dhac...
06/10/2026

CIYAAR SAAXIIBTINIMO OO XIISO LEH ⚽️

Waxaa maanta garoonka Caasimada 2-aad ee Deegaanka Soomaalida – Godey Gacalo ka dhacaysa ciyaar saaxiibtinimo oo dhex maraysa:

Maamulka Magaalada Godey 🆚 Maamulka magaalada Qabri’dahare
Goobta: Garoonka Caasimada 2-aad, Godey Gacalo
Waqtiga: 4:00 galabnimo, Bacdul Casar

Waa kulan ay ku dheehan tahay is-dhexgal, saaxiibtinimo iyo isboorti.
🤝 Ciyaar saaxiibtinimo, walaaltinimo iyo wadajir.

Ha moogaan kulankan xiisaha badan!

HAADI APDALLA Fallow like share

01/10/2026

Khudbadii maanta ee Madaxwayne mustafe

DEG DEG Madaxwayne Mustafe ayaa markale loo doortay Madaxwaynaha DDS, Mustafe ayaa noqonaya Madaxwaynihii ugu xukunka dh...
01/10/2026

DEG DEG
Madaxwayne Mustafe ayaa markale loo doortay Madaxwaynaha DDS, Mustafe ayaa noqonaya Madaxwaynihii ugu xukunka dheeraa DDS 🇬🇶

30/09/2026

Godey Gacalo 📍💙

27/09/2026

DEG-DEG Raiisal wasaare Hamza Abdi barre ayaa yidhi wal wal k**a qabno inay puntland ka baxdo soomaalia sida somaliland oo kale
Sababto ah waxaan aqaana dadka puntland !

GODE CORRIDOR DEVELOPMENT PROJECT. Waxaan la dhamaystiray calaamadaynta xadka wadad mashruuca harmarinta marinada magaal...
23/09/2026

GODE CORRIDOR DEVELOPMENT PROJECT.

Waxaan la dhamaystiray calaamadaynta xadka wadad mashruuca harmarinta marinada magaalada (corridor development project) ee wadada senator mahamed Yusuf haji iskuna xidha guriga martida iyo garoonka diyaarada ee ugaas Miraad Layli.

Hadaba waxaa bulshada magaalada lagu wargalinayaa in ay si dhaw ula shaqeeyaan hawl wadeenada shaqada wada una diyaar garoobaan.

Cid walba oo la calaamadeeyayna in ay dunsadaan goobaha la calaamadeeyay.

Address

Jijiga

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when HAADI APDALLA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to HAADI APDALLA:

Shortcuts

Share