Musab model

Musab model Travel vlogger sharing real stories, cultures, and breathtaking places from Africa and around the world.

Waxa maanta si diiraan loogu soo dhaweyay Degmada yeed Ee Gobalka Bakool KG Somalia 🇸🇴 Wafti Uu Hogaaminayo Musharax xil...
31/08/2026

Waxa maanta si diiraan loogu soo dhaweyay Degmada yeed Ee Gobalka Bakool KG Somalia 🇸🇴
Wafti Uu Hogaaminayo Musharax xildhiban Abdifatah shekh Ibrahim

Shaqsi walbo oo isu soo taago inuu bulshada Sharafta leh ka codsado codkooda rabana inuu ku matalo siyaasada wan soo dhawaynaynaa

Waxa Xusid mudan in D/yeed ay Ka maqanyihiin xuquuq faro badan oy ku leedahy Mamulka KG iyo Dawlada dhaxe

31/08/2026

Kadib mashruucii biya galintii laga sameyay Degmada barey shacab ka ayaa guryaha ka samaystay beero…

Masharicihi h**e shacabka barey sii fiican ayay uga faa’idaysten waxayna mudanyihiin Kuwo cusub in loo qabto

30/08/2026

Dhalinyarada tahriibayso dhulkooda ha imaansadaan isaga ayay hormar ka samayn karaan si kalsooni lehna ugu Nolaan karaan…

Darajada wax kaa xiga oon dadaal ahayn bal sheg?Qof walba page kan ku xidhan meesha u kunoolyahy qaybta comment hanogu r...
30/08/2026

Darajada wax kaa xiga oon dadaal ahayn bal sheg?

Qof walba page kan ku xidhan meesha u kunoolyahy qaybta comment hanogu reebo??

30/08/2026

🥲Magafuhu makala jecla Inad dhimato iyo inaad noolaato lacagtiisa umba u daran

29/08/2026

5 jeer ee bada la Igaso celiyay Waxey ii noqotay waayo aragnimo😱

29/08/2026

😱Jid dil xasasiyad Cunto xumo

5 jeer aya bada lagaso celiyay hoos ka daawo Muqalka 👇
29/08/2026

5 jeer aya bada lagaso celiyay hoos ka daawo Muqalka 👇

Enjoy the videos and music you love, upload original content, and share it all with friends, family, and the world on YouTube.

Waraysi dabka soo saaran👇😱7 sano oo uu liibiya joogay hoog iyo halaaga uu jillkeena ku dhamaaday YouTube keena iyo page ...
29/08/2026

Waraysi dabka soo saaran👇

😱7 sano oo uu liibiya joogay hoog iyo halaaga uu jillkeena ku dhamaaday YouTube keena iyo page kan Kala soco dhawan Insha Allah 👏

28/08/2026

Hal sakin Gacantaada ugu Raaxe Saliga Nabiga Salallaahu Calayhi Wasalim 🕌

Address

Jijiga

Telephone

+251915655915

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Musab model posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Musab model:

Shortcuts

Share