Nogob Times

Nogob Times Mareegta wararka deegaanka waa mid ku hadasha codka bulshada Somaliyed Mareegta wararka deegaanka iyo dhamaan caalamka

08/04/2026

🚨BREAKING | Iranian security sources: Iran is preparing to respond to Israel’s violation of the ceasefire by carrying out an operation in the occupied Palestine.

05/08/2025

Majirno oo majoogne, rajadeena meel ku sheega.

Deg-Deg.Baaq ay soo saareen aqoonyahanka iyo dhalinyarada belwaynta ree amadin ayaa soo saaray inay manta laga bilabo ay...
01/08/2025

Deg-Deg.

Baaq ay soo saareen aqoonyahanka iyo dhalinyarada belwaynta ree amadin ayaa soo saaray inay manta laga bilabo ayna ka sugaynin wax maamul aha mamulka ina cagjar.

Beelwaynta Ree-Amaadin oo Gobol gaar ah, Maamulmagaalooyin & Degmooyin ku dhawaaqday si iskood ah. Magacyadooda iyo goobahooda dib ayaan ka soo sheegaynaa insha Allah.

Beesha Ree-Amaadin ayaa si madax-bannaan ugu dhawaaqday aasaaska gobol gaar ah, maamulmagaalooyin iyo degmooyin hoos yimaada, iyadoo ujeedadu tahay xoojinta midnimada, nabadda iyo horumarka deegaanka. Qorshahan cusub waxa uu beesha siin doonaa maamul hufan iyo adeegyo wax ku ool ah.

Magacyada gobollada, maamulmagaalooyinka iyo degmooyinka la ansixiyay iyo goobahooda saxda ah ayaan mar haddii la ansixiyo faahfaahin buuxda idiin soo bandhigi doonaa.

Guusheenu waa wadajirkeena tolkeeyoow 🤝 💪

31/07/2025

abdirizak ah waxaan leenahay ugaas reer duule inaadan ahayn bulshada deegaanka oo dhan way ogtahay ugaasnimada aad sheeganaysana waxaa aha Ugaas maxamud Ugaas maxamed Cabdulahi ayaa Ugaase ee Adigu Ugaasna Matihid oday dhaqmeed Reerka Matalana Matihid, ee waxaad ka qaadan karto ka qaado tuugan sii dhacaya.Waxaa kaloon cadaynaynaa in odayaasha reer amaadin iyo ina cagjar ayna kulmin walina go.aan laga gaadhin marka ay kulmaan halkan ayaa bulshada kula wadaagi doonaa.Guusheenu waa wadajirkeena tolkeeyoow 🤝 💪

31/07/2025

maanta iyo garasley oo ka tirsan degmada dhuxun oo banaanbax nabadeed sameeyay

30/07/2025

Inaan Malab rag kale loo shushubi, wax uga miideeyo,
Oon meeshaa taagnahay anoon, murudna leefaynin,
Saddex magac Allee xaajadaa, layma maransiiyo.

Abwaan maxamed Abdulahi Gandaal

28/07/2025

Shir saxaafadeed jaaliyada ree amaadin ee nouth america

war deg deg ahgarbo ciise wxy ku jirtaa gacanta dds
16/04/2024

war deg deg ah
garbo ciise
wxy ku jirtaa gacanta dds

📢 Urgent Call for Action 🆘We implore Prime Minister Abiye Ahmed, the Council of Ministers of Ethiopia, the Parliament of...
11/09/2023

📢 Urgent Call for Action 🆘

We implore Prime Minister Abiye Ahmed, the Council of Ministers of Ethiopia, the Parliament of Ethiopia, and Human Rights Watch to address the alarming situation surrounding The commander of Police Mr. Farah Abdi Rabi in Dagahbuur.

Mr. Abdi Rabi He was a very conservative ruler Ethiopian citizen who has been unjustly taken prisoner by a group that is currently abusing their power within the government, in collaboration with Somali Region President and his family.

It is imperative that we act swiftly to ensure justice is served and to hold accountable those responsible for this heinous act. We urge you to join us in demanding immediate actions to replace the current president and safeguard the rights and safety of all Ethiopian citizens.

Cornayl farax Cabdi Raabi (Sali-Calaa) oo ahaa Taliyihii Magaalada Dhagaxbuur yaa lalayahay Meel uu Jaan  iyo Cidhib  dh...
09/09/2023

Cornayl farax Cabdi Raabi (Sali-Calaa) oo ahaa Taliyihii Magaalada Dhagaxbuur yaa lalayahay Meel uu Jaan iyo Cidhib dhigay mudo 3 Todobad Ah.

waxay ehelka Sargalku Cabsi wayn ka qabaan in la khaarajiyay maadama sida la sheegayo uu gacanta ku hayay kiiskii wilkii lagu dilay magalada dhagaxbuur oo xogaha soo baxaya ay sheegayaan in la ogaaday cida dilka fulisay balse cabsi laga qabo in la ogaado cida dhabta ah ee dilka gaysatay.

Inna cagjar falaadhi gilgilasho kaagama go'do ayay somali horay u tiri faarax wixii soo gaadha waxa u maqan ree cagjar ku xisaabtan taas.

Shacabka deegaanka waxan leeyahay hadii dulmiga deegaanka ka Jira aydaan u-midoobin qoys walba gurigiisa ayuu ugu tagayaa, hadii aan laga Hortagin Dacawada sunaysan ee deegaanka lagu soo dhax tuuray waxaa hubaal ah inaydaan ka badbaadi doonin AMA aamusa ama gurigina jooga.

Address

Addis Ababa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Nogob Times posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share