10/05/2022
Ninkaan waxa uu u dhashay dalka Mexico, gabar uu aad u jeclaa oo xiriir ka dhexeeyey ayey hooyadeed oo xanuunsan u baahatay in kelli loo bixiyo.
Ninkaan si degdeg ah ayuu qaliin u galay oo kelidiisii u bixiyey gabadhii uu jeclaa hooyadeed.
Qaliinkii wuu guuleystay gabadha hooyadeedna way caafimaaday..
Balse bil kadib gabadhii nin kale ayey guursatay, kii kelidiisa u hureyna way ka tagtay.Nag la iguma oga aniga awalba wan necbay markan qisadan arkan Kaba sidaran wan si NACA