Yahye Abdirahman Saiid Yacquub

Yahye Abdirahman Saiid Yacquub Informations de contact, plan et itinéraire, formulaire de contact, heures d'ouverture, services, évaluations, photos, vidéos et annonces de Yahye Abdirahman Saiid Yacquub, Appareil photo/photo, Democratic Republic of the.

 : Taliyihii h**e ee Ciidanka Daraawiishta Dowladda Puntland S/Gaas Yaasiin Cumar Dheere ayaa Taliska guud ee xerada 54a...
06/09/2022

: Taliyihii h**e ee Ciidanka Daraawiishta Dowladda Puntland S/Gaas Yaasiin Cumar Dheere ayaa Taliska guud ee xerada 54aad ku soo dhaweeyey Taliyaha Cusub ee Ciidanka Daraawiishta
S/Gaas Abshir Cabdi Jaamac

sidoo kale waxaa goob joog ahaa Taliye Xigeenada Ciidamada DIfaaca Pl, Abaanduulaha Cusub S/Guuto Xuseen Dheere iyo Abaanduulihii h**e S/Guuto Siciid Maxamed Salaad Goryacawl, Gudoomiyaha Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida, 7 Hogaan ee Ciidanka Daraawiishta, Waaxaha madaxa banaan iyo xoghaynta Taliska guud ee Ciidanka Daraawiishta.

Ujeedka kulanka ayaa ahaa isbarasho iyo soo dhaweeyn Taliyaha Cusub, iyadoo mid mid loo tusay xafiisyada Hogaamada Taliska guud ee Ciidanka Daraawiishta DPL.

DEG DEG Diyaarad U Socotay dalka Canada OO Katimid  Wadamada Africa Ayaa Laga helay Labo Boorso OO ay Kujiran 2 Nin.Laba...
06/09/2022

DEG DEG Diyaarad U Socotay dalka Canada OO Katimid Wadamada Africa Ayaa Laga helay Labo Boorso OO ay Kujiran 2 Nin.

Labadaan Boorso OO ay Kujiran Nimanku Ayaa Laqabatay kadib " Markii Uu Sheegay Ey Wax Uriya uuna qayliyay Markii Lafurayna Laga helay 2 Nin oo kudhex Jira.
Xigasho.Somali-Wayn Media

33 qof oo saarnaa Diyaaradda Jubba Airways oo daqiiqada ka hor ku Bur burtay Run Way-ga Garoonka. Diyaaradaha aadan Cadd...
18/07/2022

33 qof oo saarnaa Diyaaradda Jubba Airways oo daqiiqada ka hor ku Bur burtay Run Way-ga Garoonka. Diyaaradaha aadan Cadde ayaa bad baaday iyaga oo nabad qabo ayeena kawada dagen.

Diyaarada waxay ka timid Baydhabo halkaas oo ay ka soo qaaday Rigaabkii saarnaa.

Diyaaradaha Somalia ka shaqeyo qaar waxaa ku jiro marka ay dulaan hawada galaan aadan aaminenin in dhulka nabad aa ku tgai doonto Maxaa sababay?

15/05/2022

Xaggee kala socotaa doorashada madaxweynaha soomaaliya

Adresse

Democratic Republic Of The

Site Web

Notifications

Soyez le premier à savoir et laissez-nous vous envoyer un courriel lorsque Yahye Abdirahman Saiid Yacquub publie des nouvelles et des promotions. Votre adresse e-mail ne sera pas utilisée à d'autres fins, et vous pouvez vous désabonner à tout moment.

Partager