11/03/2025
Barnaamijka Sahan Maanta Waxaa Ku Tartami Doona Magaalooyinka Ceeldibir iyo Budbud ee Gobolka Mudug
Ceeldibir Ugu Codee👍
Budbud Ugu Codee❤
Tartankaan Wuxuu Dhamaan Doonaa 6:00 Maribnimo Ee Xiliga Afurka 6:00 ilaa 7:00 Inta U Dhaxaysana Waxaad Daawan Doontaan Magaaladii Guulaysta.
Barnaamijkaan Waxaan Ugu Tala Galnay Inaan Daawadayaasha Ku Kala Dooransiino Hadma Magaalada Ay Jeclaan Lahaayeen Inaan Xogteeda La Wadaagno.
𝐓𝐚𝐫𝐭𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐖𝐚𝐱𝐚𝐚 𝐤𝐚 𝐌𝐚𝐦𝐧𝐮𝐮𝐜 𝐀𝐡 𝐅𝐚𝐤𝐞 𝐑𝐞𝐚𝐜𝐭𝐢𝐨𝐧 𝐀𝐦𝐚 𝐋𝐢𝐤𝐞 𝐁𝐞𝐞𝐧 𝐀𝐛𝐮𝐮𝐫 𝐀𝐡 𝐍𝐚𝐬𝐢𝐢𝐛 𝐰𝐚𝐜𝐚𝐧.