Taliyaha Xabsiga Dhaxe

Taliyaha Xabsiga Dhaxe figram

27/03/2025

Soomaaliya iyo Turkiga ayaa la filayaa in ay kala saxiixdaan heshiis ciidan oo hor leh; iyada oo Turkigu ciidankiisa u soo daabulayo gudaha dalka, si ay uga barbar dagaallamaan Soomaalida, sida ay tilmaamayaan ilo ka tirsan DFS oo la socda socdaalka madaxweyne Xasan Shiikh ee Ankara.

Waxyaabaha miiska saaran waxaa ka mid ah in tababarka ciidanka Soomaaliya la hoos geeyo dowladda Turkey, lana joojiyo ciidanka loo qaado wadamo kale duwan.

DFS ayaa h**e heshiisyo amni oo sare ula gashay; Masar, Azerbaijan, UAE, Itoobiya iyo dalal kale.

Dhacdo argagax leh oo ka dhacday Dalka SuudaanCiidamadda uu hoggaamiyo Cabdifatax Al-Burhaan ayaa markii ay la wareegeen...
27/03/2025

Dhacdo argagax leh oo ka dhacday Dalka Suudaan

Ciidamadda uu hoggaamiyo Cabdifatax Al-Burhaan ayaa markii ay la wareegeen gacan ku haynta Caasimadda Suudaan ee Khartuum, ayaa waxa ay heleen dad lagu dhex gubay Konteenar, wxaanna la arakay lafo Binu-aadam oo dhex yaalla konteenarka.

Waxaannay wararku sheegayaan in la rumaysan yahay in ay ahaayeen dhibanayaal ay ku dhex gubeen Konteenarka ciidamaddii RSF ee laga saaray magaaladda Khartuum. Tiradda dadka Konteenarka lagu dhex gubay ayaan si rasmi ah loo shaacin, balse waxaa laga dhex arkayaa qolfoofyada madaxyo binu-aadam oo konteenarka ku dhex jira.

Shalay uun bay ahayd markii hoggaamiyaha Mileteriga Suudaan Al-Burhaan uu sheegay in kooxdii RSF gebi ahaanba laga cidhib tiray caasimadda Suudaan oo gacanta ugu jirtay labadii sano ee la soo dhaafay.

27/03/2025

Deg deg Laamaha Amanka ayaa ninkan qofkii soshego meshuu ku suganyahay u balanqaday 1,000 wll ka faaidayso 🫡😜
Taliyaha Xabsiga Dhaxe

Labadan mid u codey🫡       Taliyaha Xabsiga Dhaxe
27/03/2025

Labadan mid u codey🫡
Taliyaha Xabsiga Dhaxe

DED DED Bidaar waynihii oo qaad cunow bilabay🤪🤪         Taliyaha Xabsiga Dhaxe 🫡
26/03/2025

DED DED Bidaar waynihii oo qaad cunow bilabay🤪🤪

Taliyaha Xabsiga Dhaxe 🫡

Waqti dheer kadib solabasho wcn sxbyl    Taliyaha Xabsiga Dhaxe 🫡🫡
26/03/2025

Waqti dheer kadib solabasho wcn sxbyl

Taliyaha Xabsiga Dhaxe 🫡🫡

02/11/2022

K.Mbappe

02/11/2022

👍💪💪👍

Gudoomiyaha Xaafada Horseed ayaa Casho Sharaf u Sameysay Ciyaartooydii ku guuleysatay koobka.
26/10/2022

Gudoomiyaha Xaafada Horseed ayaa Casho Sharaf u Sameysay Ciyaartooydii ku guuleysatay koobka.

Ishaas ayuu wali ku xamaalayaa Rudiger waana tii ay wax kasoo gaareen ciyaartii Champions league uu xili dambe goolka dh...
25/10/2022

Ishaas ayuu wali ku xamaalayaa Rudiger waana tii ay wax kasoo gaareen ciyaartii Champions league uu xili dambe goolka dhaliyay

clasic iyo kulumo kale ayuu ku ciyaaray,shaqo ayuu diyaar u yahay Ninkan

Waa Dekaddii Hobyo
24/10/2022

Waa Dekaddii Hobyo

Adresse

Democratic Republic Of The

Site Web

Notifications

Soyez le premier à savoir et laissez-nous vous envoyer un courriel lorsque Taliyaha Xabsiga Dhaxe publie des nouvelles et des promotions. Votre adresse e-mail ne sera pas utilisée à d'autres fins, et vous pouvez vous désabonner à tout moment.

Partager