Eletaria mo amiiir

Ring Vägbeskrivning

Eletaria mo amiiir 🎬 Studio Production
📸 Hal-abuur muuqaal & Sawir-qaadis Tayo Leh
🎥 Video Editing | Filimayn | Live Coverage
📍 Hal-abuur tayo leh iyo adeeg la isku halayn karo

13/09/2026

Chief Caaqil Mawliid Sheekh Maxamuud Caateeye: “Waan Kala Tashanaynaa Isaaqow, Maanta Laga Bilaabo”

13/09/2026

Suldaan Samatar: “Saylac Waxay Dhashay Lughaya, Lughayana Waxay Dhashay Boorama, Booramana Waxay Dhashay Somaliland”

“Ninkii intaa u caano yaraanayso waa yeelkii, ninkii intaa fahmi waayana waa yeelkii.” — Xurmadle Suldaan Samatar

13/09/2026

Suldaan Muuse Carab Dugsiiye: “Ciidanka Somaliland Wada-shaqayn Dhexdeena Ma Jirto, Qori Dambena Ma Qarinayno”

11/09/2026
20/08/2026

Suldaan Dhawal oo Somaliland Toos Ula Hadlay

20/08/2026

Suldaan muuse elmi dugsiiye

20/08/2026

Biyo la aanta deegaanka

Wasiirka waxqabadka jamuuriyada Somaliland
20/08/2026

Wasiirka waxqabadka jamuuriyada Somaliland

16/08/2026

Arooska & Taleefannada 😂📱🎥

Dhibaatada ugu weyn ee aroosyada naga haysata maanta ma aha dadka telefoonka wax ku duuba oo keliya… waxay dhibaatadu tahay in telefoonadu naga qariyaan quruxda arooska! 😂😂

Nin camerada sita ayaa 3 saacadood taagan, adiguna iPhone-kaaga 2 daqiiqo ayaad timid oo hortiisa istaagtay! 🤣📱

Raalli iga ahaada dhammaan dadka telefoonka wax ku duuba, laakiin camarada jaanis hala siiyo! 🎥😂

Arooska waxaa loo yimid in la arko, loo dabaaldego, lana xasuusto… ee yaan lagu dhex lumin telefoonno badan! 😂❤️

Camaradu ha shaqayso, quruxda arooskuna ha muuqato! 🎥✨

Adress

2995 Albion Rd
Umeå
K1V 8Z2

Telefon

+46738994032

Webbplats

Aviseringar

Bli först med att veta: vi skickar ett mejl när Eletaria mo amiiir publicerar nyheter och kampanjer. Din e-postadress används inte till något annat, och du kan avsluta prenumerationen när som helst.

Genvägar

Dela