08/01/2026
Kii yaraa ee Abiye col hortiis ayuu jabay 2.
Ethiopian waxaa ku socda dhiig bax wayn, gaadiidkani waa gaadiid u rarnaa xeryaha ciidan xadka Sudan ee Ethiopia oo Jamhadahii dowlada ka itaal roonaaday burburiyeen.