Ahmed Somali

Ahmed Somali Ahmed Somali is Documentary Filmmaker, Photographer, Director, Media & Communication specialist.

Xarunta guud ee Midwaga Yurub ee Muqdisho ku taala ayaan abaalmarin iyo shahaado aqoonsi inooga soo qaaday kadib tartan ...
05/06/2026

Xarunta guud ee Midwaga Yurub ee Muqdisho ku taala ayaan abaalmarin iyo shahaado aqoonsi inooga soo qaaday kadib tartan ku saabsanaa sawirqaadista iyo sheeko tabinta kaas ay qabteen European Union in Somalia sannadkan 2026-ka, waxaana i gudoonsiiyey Ambassador Francesca Di Mauro oo ah gabadha ugu sarreysa Midawga Yurub.

Sawirka aan qaaday wuxuu ahaa gabadh baratay xirfada dawaarka/harqaanka, cidda i gudoonsiiyey waxay ahayd gabadh, labada qof ii aan guushan u hibeeyna waa labada gabdhood ee kala ah iyo .osman (Walaalahay). dhamaantoodna waa u mahadnaqayaa.

Asxaabta badan ee hambalyada iyo fariimaha iso dirtay dhamaantiin waad mahadsan tihiin, ma dhawoo ma dheera!

2026 EU Photo Competition ( ),
THEME: “Your story, your lens”

Address

Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ahmed Somali posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ahmed Somali:

Shortcuts

Share