Sir Issack Adeeri

Sir Issack Adeeri Kuso dhawaw page keyga Rasmiga Ah ( issack adeeri ). Mahadsanid

Aad ayaad ugu mahadsantahay fariinta aad iisoo dirtay, waan kaaga soo jawaabayaa i.n Fadlan wixii macluumaad ah fariin ahaan igu reeb ama ila soo xariir whtsApp 0617919428 ama 0611003033 .

12/08/2026

Caaawa iyo Omar Abdulkadir Artan .

12/08/2026
12/08/2026

Waa imaana insha allaah bro

12/08/2026

Ciyaartii caawa iyo Omar artan

12/08/2026

Caawa iyo Dambar Coffee ☕

12/08/2026

Somali Hanolaato

Safar dheer, dadaal badan, iyo riyo rumoowday. 🎓❤️Buur Hakaba ilaa Baydhabo ayay maalin kasta masaafo dheer u soo mari j...
12/08/2026

Safar dheer, dadaal badan, iyo riyo rumoowday. 🎓❤️

Buur Hakaba ilaa Baydhabo ayay maalin kasta masaafo dheer u soo mari jirtay, iyadoo qalbigeeda ku sidata hal himilo—inay waxbarashadeeda dhamaystirto.

Maanta, dadaalkii, dulqaadkii iyo adkaysigii ay muddada dheer soo waday wuxuu isu beddelay guul iyo farxad. 🌹🎓

Hooyo Soomaaliyeed oo ina xasuusinaysa in riyo kasta la gaari karo, haddii la helo go’aan, dulqaad iyo dadaal joogto ah.

Hambalyo Hooyo! 👏❤️
Guushaadu ma aha oo keliya guul adiga kuu gaar ah, balse waa dhiirrigelin ay ku daydaan hooyooyin iyo gabdho badan oo Soomaaliyeed.

Sir Issack Adeeri

Hambalyo Qalin-jebinHambalyo my bro Arnaf qalin-jebintaada heerka 1ee jaamacadda! 🎓❤️ Aad ayaan kuugu faraxsanahay guush...
12/08/2026

Hambalyo Qalin-jebin

Hambalyo my bro Arnaf qalin-jebintaada heerka 1ee jaamacadda! 🎓❤️ Aad ayaan kuugu faraxsanahay guushan weyn ee aad gaartay. Ilaahay ha kuu barakeeyo aqoonta aad baratay, hana kuu fududeeyo mustaqbalkaaga guulo ka sii waaweyn kuu rajaynayaa farxad, horumar Hambalyo mar kale Mohamed Abdirahman ❤️🎓👑

12/08/2026

Hambalyo walaal Raam! 🎉👏 Guul iyo horumar joogto ah ayaan kuu rajaynayaa. ❤️

Address

Mogadisho

Telephone

+252617919428

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sir Issack Adeeri posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share