معهد منارالهدى للعلوم الشرعية واللغة العربية-فرع جلم

  • Home
  • Somalia
  • Nugal
  • معهد منارالهدى للعلوم الشرعية واللغة العربية-فرع جلم

معهد منارالهدى للعلوم الشرعية واللغة العربية-فرع جلم pppp

20/08/2026
Hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo Ardayadda ka qalin jabisay macadka culuumta shareecada iyo luuqadaha ee Manaar-Hudaa. Waxaa 1...
19/08/2026

Hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo

Ardayadda ka qalin jabisay macadka culuumta shareecada iyo luuqadaha ee Manaar-Hudaa.

Waxaa 13/8/2026 noo qabsoontay xaflad ay ku qalin jabinayeen Dufcadii 3aad ee macadka manaarul Hudaa waxaan u mahadcelinaynaa dadkii soo qabanqaabiyay iyo dhammaan ka soo qaybgalayaashii xafladaasi.

Ardada qalin badalatay waxaan u rajaynaynaa mustaqbal fcn iyo inaanay ka daalin sii wadidda culuumta shareecada iyo faafinta caqiidada toosan ee ay barteen.

Wabillaahi Tawfiiq.

Hanbalyo
19/08/2026

Hanbalyo

Ogaysiin iyo iclaamin.Mudanayaal iyo marwooyin waxaa inagu soo food leh xafladda qalin jabinta dufcadii 3aad ee macadka ...
11/08/2026

Ogaysiin iyo iclaamin.

Mudanayaal iyo marwooyin waxaa inagu soo food leh xafladda qalin jabinta dufcadii 3aad ee macadka Manaar- AL-Hudaa taariiqdu markay tahay 13/ August 2026.
Waxaa sharaf noo ah inaad nagala soo qayb gasho.

Mahadsanidiin.

14/03/2026

ﺍﻟﻠﻪ ۞ ﺍﻟﺮﺣﻤﻦ ۞ ﺍﻟﺮﺣﻴﻢ ۞ ﺍﻟﻤﻠﻚ ۞ ﺍﻟﻘﺪﻭﺱ ۞ ﺍﻟﺴﻼﻡ ۞ ﺍﻟﻤﺆﻣﻦ ۞ ﺍﻟﻤﻬﻴﻤﻦ ۞ ﺍﻟﻌﺰﻳﺰ ۞ ﺍﻟﺠﺒﺎﺭ ۞ ﺍﻟﻤﺘﻜﺒﺮ ۞ ﺍﻟﺨﺎﻟﻖ ۞ ﺍﻟﺒﺎﺭﺉ ۞ ﺍﻟﻤﺼﻮﺭ ۞ ﺍﻟﻐﻔﺎﺭ ۞ ﺍﻟﻘﻬﺎﺭ ۞ ﺍﻟﻮﻫﺎﺏ ۞ ﺍﻟﺮﺯﺍﻕ ۞ ﺍﻟﻔﺘﺎﺡ ۞ ﺍﻟﻌﻠﻴﻢ ۞ ﺍﻟﻘﺎﺑﺾ ۞ ﺍﻟﺒﺎﺳﻂ ۞ ﺍﻟﺨﺎﻓﺾ ۞ ﺍﻟﺮﺍﻓﻊ ۞ ﺍﻟﻤﻌﺰ ۞ ﺍﻟﻤﺬﻝ ۞ ﺍﻟﺴﻤﻴﻊ ۞ ﺍﻟﺒﺼﻴﺮ ۞ ﺍﻟﺤﻜﻢ ۞ ﺍﻟﻌﺪﻝ ﺍﻟﻠﻄﻴﻒ ۞ ﺍﻟﺨﺒﻴﺮ ۞ ﺍﻟﺤﻠﻴﻢ ۞ ﺍﻟﻌﻈﻴﻢ ۞ ﺍﻟﻐﻔﻮﺭ ۞ ﺍﻟﺸﻜﻮﺭ ۞ ﺍﻟﻌﻠﻲ ۞ ﺍﻟﻜﺒﻴﺮ ۞ ﺍﻟﺤﻔﻴﻆ ۞ ﺍﻟﻤﻘﻴﺖ ۞ ﺍﻟﺤﺴﻴﺐ ۞ ﺍﻟﺠﻠﻴﻞ ۞ ﺍﻟﻜﺮﻳﻢ ۞ ﺍﻟﺮﻗﻴﺐ ۞ ﺍﻟﻤﺠﻴﺐ ۞ ﺍﻟﻮﺍﺳﻊ ۞ ﺍﻟﺤﻜﻴﻢ ۞ ﺍﻟﻮﺩﻭﺩ ۞ ﺍﻟﻤﺠﻴﺪ ۞ ﺍﻟﺒﺎﻋﺚ ۞ ﺍﻟﺸﻬﻴﺪ ۞ ﺍﻟﺤﻖ ۞ ﺍﻟﻮﻛﻴﻞ ۞ ﺍﻟﻘﻮﻱ ۞ ﺍﻟﻤﺘﻴﻦ ۞ ﺍﻟﻮﻟﻲ ۞ ﺍﻟﺤﻤﻴﺪ ۞ ﺍﻟﻤﺤﺼﻲ ۞ ﺍﻟﻤﺒﺪﺉ ۞ ﺍﻟﻤﻌﻴﺪ ۞ ﺍﻟﻤﺤﻴﻲ ۞ ﺍﻟﻤﻤﻴﺖ ۞ ﺍﻟﺤﻲ ۞ ﺍﻟﻘﻴﻮﻡ ۞ ﺍﻟﻮﺍﺟﺪ ۞ ﺍﻟﻤﺎﺟﺪ ۞ ﺍﻟﻮﺍﺣﺪ ۞ ﺍﻷﺣﺪ ۞ ﺍﻟﺼﻤﺪ ۞ ﺍﻟﻘﺎﺩﺭ ۞ ﺍﻟﻤﻘﺘﺪﺭ ۞ ﺍﻟﻤﻘﺪﻡ ۞ ﺍﻟﻤﺆﺧﺮ ۞ ﺍﻷﻭﻝ ۞ ﺍﻵﺧﺮ ۞ ﺍﻟﻈﺎﻫﺮ ۞ ﺍﻟﺒﺎﻃﻦ ۞ ﺍﻟﻮﺍﻟﻲ ﺍﻟﻤﺘﻌﺎﻟﻲ ۞ ﺍﻟﺒﺮ ۞ ﺍﻟﺘﻮﺍﺏ ۞ ﺍﻟﻤﻨﺘﻘﻢ ۞ ﺍﻟﻌﻔﻮ ۞ ﺍﻟﺮﺀﻭﻑ ۞ ﻣﺎﻟﻚ ۞ ﺍﻟﻤﻠﻚ ۞ ﺫﻭ ۞ ﺍﻟﺠﻼﻝ ۞ ﻭﺍﻹﻛﺮﺍﻡ ۞ ﺍﻟﻤﻘﺴﻂ ۞ ﺍﻟﺠﺎﻣﻊ ۞ ﺍﻟﻐﻨﻲ ۞ ﺍﻟﻤﻐﻨﻲ ۞ ﺍﻟﻤﺎﻧﻊ ۞ ﺍﻟﻀﺎﺭ ۞ ﺍﻟﻨﺎﻓﻊ ۞ ﺍﻟﻨﻮﺭ ۞ ﺍﻟﻬﺎﺩﻱ ۞ ﺍﻟﺒﺪﻳﻊ ۞ ﺍﻟﺒﺎﻗﻲ ۞ ﺍﻟﻮﺍﺭﺙ ۞ ﺍﻟﺮﺷﻴﺪ ۞ ﺍﻟﺼﺒﻮﺭ ۞
ﺍﻟﻠﻬﻢ ﺻﻞ ﻭﺳﻠﻢ ﻭﺑﺎﺭﻙ ﻋﻠﻲ ﺳﻴﺪ ﺍﻟﺨﻠﻖ ﺳﻴﺪﻧﺎ ﻣﺤﻤﺪ ﺻﻞ ﺍﻟﻠﻪ ﻋﻠﻴﻪ ﻭﺳﻠﻢ😍🌷

18/01/2026

Kalmadda shiikh maxamed shiikh ismaaciil oo ka mida ducaada soomaaliyeed.

17/01/2026

Kalmaddii shiikh axmed cali maagtayn ee macadka manaarul Al Hudaa.

Xaflad soo dhawayn iyo dhiirri galin ahay ayaa ka qabsoontay Mac-Hadka shareecada islaamka ee Manaar Al-Hudaa wxaa ka so...
16/01/2026

Xaflad soo dhawayn iyo dhiirri galin ahay ayaa ka qabsoontay Mac-Hadka shareecada islaamka ee Manaar Al-Hudaa wxaa ka soo qaybgalay culimo wax garad iyo qaybaha kala duwan ee bulshada deegaanka jalam.

16/01/2026

Kalmadda arday c/llaahi c/rashiid

15/01/2026

Kalmadda Ardayad Farxiya xassan c/llaahi.

Address

Nugal

Telephone

+252907818814

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when معهد منارالهدى للعلوم الشرعية واللغة العربية-فرع جلم posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share