Caanno Media

Caanno Media π‘πžπšπ₯ π‚πšπšπ§π§π¨ 𝐌𝐞𝐝𝐒𝐚

Hambalyo Cumar Maxamud Cabdilahi iyo Marwadiisa Noqda Reerki Lagu Nasto ee Lagu Nagaado
19/08/2026

Hambalyo Cumar Maxamud Cabdilahi iyo Marwadiisa Noqda Reerki Lagu Nasto ee Lagu Nagaado

17/08/2026

Maaryihii H**e ee Wakaalada Biyaha
Maxamed Cali Daarood
oo Jawaab Ka Bixiyay Hadalkii Wasiirka Arimaha Gudaha
Cabdale Sandheere
Warbaahinta Lawadaagay

Hadalkaa Wasiirka oo Sina u ahaa Gaf
Uuku gafayo Ugaaska Beesha Ciise iyo
Dhamaanba Beesha

Caanno Media

17/08/2026

Meel la taabto Madaxaa U Sareeya
Anagana Meesha
Noogu Saraysa Waa Xurmadle
Ogaas Mustafe Mohamed Ibrahim
Haday itobiya Tahay iyo Haday Jabuti tahay iyo Haday Halkan Tahayba

Waxba yaan la isku dhuumanin


Dhaxal ❀️
15/08/2026

Dhaxal ❀️

15/08/2026

Gudoomiyaha Degmada Xariirad Nasir Diriye Ahmed iyo Badhasaabka Gobolka Awdal oo La Kala Wareegay Maxabiistii labada dhinac Kala Haysteen

15/08/2026

Darawaladii Laga Afduubtay Ag agaarka Magalada Boon oo Si Heersare Ah Loogu soo Dhaweeyay
magaalada Xariirad

Gudoomiyaha Degmada Xariirad Oo ku Wareejinaya Badhasaabka GobolkaAwdal Labo Kamida 4 Maxbuus oo ay kalaHaysteen Beelaha...
15/08/2026

Gudoomiyaha Degmada Xariirad
Oo ku Wareejinaya Badhasaabka Gobolka
Awdal Labo Kamida 4 Maxbuus oo ay kala
Haysteen Beelaha Wada Daga Gobolka Awdal

Caanno Media

15/08/2026

Gudoomiyaha Dagmada Xariirad Nasir Diriye Ahmed Oo Ku Wareejiyay Gudoomiyaha Gobolka Awdal labo kamida 4 Maxbuus oo ay kala Haysteen Beelaha Wada Daga Gobolka Awdal,
oo Todobaadyadii Udambeeyay
Ay ku Kala Haysteen Goobo Kamida Gobolada Awdal iyo Salel Caanno Media

Mayarka Degmada Xarirad oo Bulsho Weynta Degmada Xariirad Kula Tukaday Salaada JumcahaMasjidka Al-Aqsa Mosque πŸ•Œ         ...
14/08/2026

Mayarka Degmada Xarirad oo Bulsho Weynta
Degmada Xariirad Kula Tukaday Salaada Jumcaha
Masjidka Al-Aqsa Mosque πŸ•Œ

Caanno Media

GARBO-DADARMagalada Garbo Dadar ayaa Waxa Ka Soo Cusboonaaday Falal Amnidaro oo lagula Kacay Dadka Degaanka Balse ay isk...
12/08/2026

GARBO-DADAR

Magalada Garbo Dadar ayaa Waxa Ka Soo Cusboonaaday Falal Amnidaro oo lagula Kacay Dadka Degaanka Balse ay iska Caabin Sameeyen
Shaqaaqadan Ayaa Sababtay Qasaare Nafeed
Sida Wararku Sheegayaan.

Sidoo Kale Degaanka Horone Oo Ka tirsan isla Gobolka Salel ahna Ag Agaarka Sheek Awaare
Ayaa Waxa Ay Warar Xog Ogaal
Ahi Sheegayaan in Is Rasaasayni Dhex martay Dadka Ku Dhaqan Halkasi iyo Qolyo Hubaysan oo Duulimaad Ahaa.

Iyada oo ay Dhawaan Xukuumada Somaliland Sheegtay in ay Nabad Ka Soo Xidhay Gobolada Awdal iyo Salel

Address

Road 1
Saylac
0000

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Caanno Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share