King Amaanowkena

King Amaanowkena Booqashadada waa ii sharaf�

06/08/2026

Hooyo luuley madker farey 👩‍🦰👏❤️

30/07/2026

Allow Riyadeyda ii rumey maalin uun waan rajeyna cameradas inan helo l.a😭🤲📸

29/07/2026

Geeshkenow🇦🇿💪

28/07/2026

Fariin Madaxweynaha Umada Somaliyeed
Hassan Sheikh Mohamud
Please madaxweyne fariintisa ugu soo jawab 😭🙏 wllkey Allha ku cafiyo

27/07/2026

CODSI CAMERA Sony Alpha 7 (A7) ) 📷 😭🙏

Ku: Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa JFS
Mudane:Hassan Hussein Mohamed
Mudane Wasiir Anigoo ku hadlaya magaca ixtiraam iyo qadarin leh, waxaan halkan kuugu soo gudbinayaa codsi muhiim ah oo aan kaaga dalbanayo kaalmo ku saabsan helitaanka kamero nooca Sony A7, taas oo aan u adeegsan doono hawlo muhiim ah oo la xiriira shaqooyin horumarineed iyo wacyigelin.
Kamero noocan ah waxay door weyn ka qaadan doontaa diiwaangelinta, kaydinta iyo faafinta xogaha la xiriira xanaanada xoolaha, dhirta iyo daaqa, taas oo sare u qaadi doonta fahamka bulshada iyo horumarinta adeegyada wasaaradda.
Sidaas darteed, waxaan si xushmad leh kaaga codsanayaa in aad ii tixgeliso codsigeyga, isla markaana aad ii fududeyso helitaanka qalabkan haddii ay suuragal tahay Please fariinteyda iga gaarsiya waa iga codsi😭🙏Waxaan rajeynayaa in codsigeyga aad si wanaagsan u eegi doonto.
Mahadsanid.🥺🙏

20/07/2026

💪🇦🇿

19/07/2026

Omar artan iyo musharax Gadoomiyaha baarlamanka Abdulkadir Mohamed Nur

Duqa Degmada Baydhabo🤴🤍Salman Hussein IbrahimAnnaga oo ah muwaadiniin daneeya horumarka iyo wanaagga bulshada Degmada Ba...
18/07/2026

Duqa Degmada Baydhabo🤴🤍Salman Hussein Ibrahim

Annaga oo ah muwaadiniin daneeya horumarka iyo wanaagga bulshada Degmada Baydhabo, waxaan halkan ku muujineynaa taageeradayada iyo codsigeenna ku aaddan in Mudane Xildhibaan Salmaan Hussein Ibrahim loo magacaabo xilka Duqa Degmada Baydhabo.

Mudane Salmaan Hussein Ibrahim waa shaqsi leh karti, aqoon iyo hufnaan, kana mid ah dhalinyarada waxbaratay ee si dhab ah ugu qalma hoggaanka iyo u adeegidda bulshada. Waxa uu leeyahay aragti fog iyo karti uu ku horumarin karo adeegyada bulshada iyo kaabeyaasha degmada.

Sidaas darteed, waxaan si xushmad leh u codsaneynaa in la tixgeliyo magacaabistiisa, si uu door muuqda uga qaato horumarinta iyo tayeynta adeegyada ay shacabka Baydhabo u baahan yihiin.

Ugu dambeyn, waxaan Alle uga baryeynaa inuu u fududeeyo mas’uuliyaddaas, kana dhigo mid khayr u leh isaga iyo guud ahaan bulshada.

Mahadsanidiin👏

18/07/2026

Geesi👮‍♂️💪

Address

Baydhabo
Baydhabo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when King Amaanowkena posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category