Jacfar Abdirizak

Jacfar Abdirizak Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Jacfar Abdirizak, Photographer, maka al mukarama Street, Mogadishu.

06/07/2026

Dalkan iyo Dadkan saan haloo dhaamo, Wadaadkan caloosho ka hadlay😭😭

05/07/2026

Abdirahmaan Abdishakuur umadeena ma ahan😂😂

02/07/2026

Madaxweyne Liibaan Axmed Xasan iyo Xuska Halgamaa, Aasaasihii Dowladnimada Soomaaliyeed Cabdullahi Ciise

01/07/2026

Madaxweyne Liibaan Axmed Xasan

28/06/2026

Reer Galmudug

23/06/2026

Xaalka meeshi ugu adkeed uu maraa wlhi

21/06/2026

Marka saaxiibkey oo imtixaanka ka soo baxay la weydiiyo maadooyinkii uu galay magacyadood😂😂

Musharax Madaxweyne Galmudug Liibaan Axmed Xasan oo $50,000 guddoonsiiyay garsoore Cumar Cabdulkhaadir Cartan.Musharrax ...
12/06/2026

Musharax Madaxweyne Galmudug Liibaan Axmed Xasan oo $50,000 guddoonsiiyay garsoore Cumar Cabdulkhaadir Cartan.

Musharrax Liiban Axmed Xasan ayaa kulan qaddo sharaf ah ku maamuusay Garsoore Cumar Cabdulkhaadir Cartan, waxaana kulanka ka qeyb galay xubno ka socday Labada Gole ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Kulanka ayaa ahaa mid lagu dhiiri-gelinayey garsoore Cartan, doorkii wanagsanaa ee uu ka gaaray hamigiisa.

Musharrax Liiban Ahmed Xasan ayaa bogaadiyay kaalinta garsoorka iyo muhiimadda ay leedahay in la xoojiyo isku xirnaanta hoggaanka, Bulshada Somaliyeed si loo gaaro horumar waara iyo dowladnimo tayo leh.

11/06/2026

Galmudug Liibaan maan u deyno

04/06/2026

Hadal iyo Ficil aan is lahayn, Dowladda Xasan Sheekh ugu imow.

Address

Maka Al Mukarama Street
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jacfar Abdirizak posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category