Xusen baashi

Xusen baashi i feeling buzzy

18/01/2026

asxabta ku yaaca

18/01/2026

gabar qof walba yaabisay /kasoo dawo Xusen baashi Ai youtube channel fadlan subscribe
like and share iigu taagera please si aan uhelo dhiri gelin

saeekada taxaha wey socota fadlan subscribe iisaara channelka
18/01/2026

saeekada taxaha wey socota fadlan subscribe iisaara channelka

Enjoy the videos and music you love, upload original content, and share it all with friends, family, and the world on YouTube.

16/01/2026

fadlan follow dheh pageka Xusen baashi like and share si aad u hesho muuqalo taxana ah o xiiso lehfollowerseveryone

16/01/2026

fadlan page ka follow dheh like and share Xusenbaashi

08/01/2026

fadlan page ka follow inoo dheh si aad u hesho muqalo uxiiso geliyo @ Xuseen BaaShi

30/10/2017

Gabar ka badbaaday Qaraxii Hotel Naasa Hablood 2 ayaa Ka sheekeesay Waxii dhacay
=====================================
Waxay tiri"waxaan soo gaaray albaabka h**e ee hotelka waxa aan watay gaari irida ayaana dhigtay kadib ayaan gudaha u galay Hotelka markii aan barxada h**e ee hotelka taaganahay ayaa waxaa dhacay Qarax waxaan u cararay dhanka maqaayada oo aan markii horaba u socday waxaan ku dhuuntay darbi hal mar ayaa waxaa Hotelka Gudaha usoo Galay askar waxaan damcay in aan ku soo cararo oo aan Caawinaad weydiisto balse nasiib wanaag waan isceliyay waxaana igalay shaki maadama aan dhoor mar maqlay in ay jiraan rag ku waasoo qaraxa ka dib gudaha u gala hotelada waxna dila,isla markiiba ragii hubeesnaa waxey isku qeebiyeen laba koox qolo ayaa qeebta sare ee hotelka aaday qeebna dadkii hoos joogay ayey rasaas ku fureen waxey indhaheega qabanayeen dad si toos ah loo tuuganayo jawiga waxa uu ahaa mid argagax leh caradii dhan waxey noqotay wada dhiig dadka qaar wey ashahaadanayeen dadka qaarna cad cad ayey u go'go een waxaa meesha daadsanaa Dad badan ma qiyaasi karo tiradooda lakin 11 qof k**a yareen dhimashadu hadey eysan suuxsaneen,muddo ka dib waa nala soo badbaadiyay waxaan eheen 5 Qof 3 rag ah iyo laba Dumar ah,Qaraxa ka hor Hotelka Agagaaradiisa waxaa ku sugnaa jiray ciidan badan Wadooyinka soo gala Hotelka waa ay xirnaan jireen Balse Shalay iyo Maanta oo uu qarax ka dhacay Wax ciidan ah majoogin taas micnaheedu waa in la isla ogaa qaraxa oo aysan al shabaab kaliya Qaraxaas fulin"ayey warkeedii ku soo koobtay iyadoo wareesi siineesay Laanta Afka Somaliga ee Idaacada Codka Mareekanka ee VOA.
---------'-'------------
W/Q:xuseen Baashi

Waqtigana waala wataaaWehelna waala waala raadsadaaWaano waa dhankeyga
02/10/2017

Waqtigana waala wataaa
Wehelna waala waala raadsadaa
Waano waa dhankeyga

Asxaabta photographer Maanta iyo noocaankee baa kaa qosliyo 7 WADAAN
11/06/2017

Asxaabta photographer
Maanta iyo noocaan

kee baa kaa qosliyo
7 WADAAN

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xusen baashi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category