Faculty of Business and Management Science

Website

Faculty of Business and Management Science Zamzam university of science and technology Baidoa Compus

SOO DHAWEYNTA ARDEYDA CUSUB EE KULIYADDA GANACSIGA IYO MAAMULKAGuddoomiyaha Kulliyadda Ganacsiga iyo Maamulka, Nor Hassa...
03/11/2026

SOO DHAWEYNTA ARDEYDA CUSUB EE KULIYADDA GANACSIGA IYO MAAMULKA

Guddoomiyaha Kulliyadda Ganacsiga iyo Maamulka, Nor Hassan Osman, iyo Guddiga Kulliyadda ayaa soo dhaweyn diirran u sameeyey ardayda cusub ee ku soo biirtay Kulliyadda Ganacsiga iyo Maamulka (FBMS) ee Jaamacadda Zamzam ee Sayniska iyo Teknolojiyadda.

Munaasabadda soo dhaweynta ayaa ahayd fursad lagu dhiirrigelinayey ardayda cusub, laguna barayey nidaamka waxbarasho, himilooyinka kulliyadda iyo fursadaha aqooneed ee ay heli doonaan inta ay ku guda jiraan waxbarashadooda.

Guddoomiyaha iyo Guddiga Kulliyadda ayaa ardayda u rajeeyey guul, horumar iyo mustaqbal wanaagsan, iyagoo ku boorriyey inay dadaalaan, aqoontooda kobciyaan, kana faa'iidaystaan fursadaha waxbarasho.

Ku soo dhowaada Kulliyadda Ganacsiga iyo Maamulka (FBMS).

Zamzam University of Science and Technology – Baidoa Campus.

Kuliyadda Ganacsiga iyo Maamulka ee Jaamacadda Zamzam – Baidoa Campus ayaa si guul leh u soo gabagabeysay tababar laba m...
23/09/2026

Kuliyadda Ganacsiga iyo Maamulka ee Jaamacadda Zamzam – Baidoa Campus ayaa si guul leh u soo gabagabeysay tababar laba maalmood socday oo ku saabsanaa:
“Data Analysis & Visualization Using Excel.”
Tababarka waxaa lagu bartay Data Cleaning, Data Transformation, Pivot Tables, Pivot Charts iyo falanqaynta xogta iyadoo la adeegsanayo Excel.

Tababarkan wuxuu ka qaybgalayaasha ka caawiyey kor u qaadista aqoonta iyo xirfadaha falanqaynta iyo muuqaalaynta xogta, gaar ahaan adeegsiga Microsoft Excel.

Kuliyadda Ganacsiga iyo Maamulka waxay sii wadi doontaa qabanqaabinta tababbarro iyo barnaamijyo kor loogu qaadayo aqoonta iyo xirfadaha ardayda.

Waxaan u mahadcelineynaa Facilitator-ka Maxamednur Mustafa Hassan iyo dhammaan ka-qaybgalayaashii.
Build Your Skills Make Better Decisions.

TABABAR AQOON-KORORSIKuliyadda Ganacsiga iyo Maamulka ee Jaamacadda Zamzam – Baidoa Campus waxay qabanaysaa tababar ku s...
20/09/2026

TABABAR AQOON-KORORSI
Kuliyadda Ganacsiga iyo Maamulka ee Jaamacadda Zamzam – Baidoa Campus waxay qabanaysaa tababar ku saabsan:
DATA ANALYSIS & VISUALIZATION USING EXCEL
Ujeeddo:
Tababarku wuxuu ka-qaybgalayaasha ka caawinayaa horumarinta xirfadaha falanqaynta, habaynta iyo muuqaalaynta xogta iyagoo adeegsanaya Microsoft Excel.
Dhammaan ardayda waxaa lagu dhiirrigelinayaa inay ka faa’iideystaan fursaddan si ay u kobciyaan xirfadahooda Excel & Data Analysis.
Faculty of Business & Management Science (FBMS)

09/08/2026
09/08/2026

Address

Baidoa Compus
Mogadishu
00000

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Faculty of Business and Management Science posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share